{"id":5686,"date":"2015-02-10T13:02:29","date_gmt":"2015-02-10T13:02:29","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=5686"},"modified":"2015-02-10T13:02:29","modified_gmt":"2015-02-10T13:02:29","slug":"guurka-25sanno-lagu-guursado-oo-la-ogaaday-inuu-ka-daawo-yahay-labo-xanuun-oo-dilaa-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/10\/guurka-25sanno-lagu-guursado-oo-la-ogaaday-inuu-ka-daawo-yahay-labo-xanuun-oo-dilaa-ah\/","title":{"rendered":"Guurka 25 Sanno Lagu Guursado Oo La Ogaaday Inuu Ka Daawo Yahay Labo Xanuun Oo Dilaa Ah"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/Guurka-25-sano-Lagu-Guursado-Oo-La-Ogaaday-In-Lagaga-badbaado-Laba-Xanuun-dilaa-ah.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-5695\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/Guurka-25-sano-Lagu-Guursado-Oo-La-Ogaaday-In-Lagaga-badbaado-Laba-Xanuun-dilaa-ah.jpg?resize=133%2C88\" alt=\"Guurka-25-sano-Lagu-Guursado-Oo-La-Ogaaday-In-Lagaga-badbaado-Laba-Xanuun-dilaa-ah\" width=\"133\" height=\"88\" \/><\/a><\/p>\n<p>London(AN)Waa markii ugu horraysay ee taariikhda la ogaado in guurka iyo tayadiisu ay xiriir la leeyihiin lafaha qofka sida uu sheegay Dr. Carloyn Crandall oo ah khabiir caafimaadka ka dhiga Jaamacadda UCLA ee Maraykanka\u00a0Cilmi-baaris ay sameeyeen khubaro Maraykan ah, ayaa shaacisay in guurku ragga ka badbaadiyo cudurrada wadne-xannuunka iyo kansarka, isla markaana uu lafahooda ka dhigo qaar xooggan markuu ninku ku guursado isagoo 25 jir ka weyn.<\/p>\n<div>Cilmi-barayaashani waxay ogaadeen in ninka guurka fiican guursada ama xaaskiisu u fiican tahay uu jir ahaan dhismo, marka loo eego ragga xaasaskooda inta badan ay kala tagaan ama aan guursan-ba.<\/p>\n<div id=\"middle_article_campaign\"><\/div>\n<p>Khubaradani waxay shardi ka dhigeen da\u2019da uu ninku ku guursanayaa ka weynnaato 25 jir, halka ay tilmaameen ninka da\u2019daa ka hooseeya in lafaha jirkiisu diciifaan hadduu yaraan ku guursado.<\/p>\n<p>Daraasaddan oo lagu daabacay wargeyska la yiraa Osteoporosis International, waxba kamay sheegin sida haweenku ku noqdaan guurka, balse waxay ku saabsanayd xiriirka guurka wanaagsan ee ragga iyo caafimaadkooda ka dhexeeya<\/p>\n<\/div>\n<p><!--E--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>London(AN)Waa markii ugu horraysay ee taariikhda la ogaado in guurka iyo tayadiisu ay xiriir la leeyihiin lafaha qofka sida uu sheegay Dr. Carloyn Crandall oo ah khabiir caafimaadka ka dhiga Jaamacadda UCLA ee Maraykanka\u00a0Cilmi-baaris ay sameeyeen khubaro Maraykan ah, ayaa shaacisay in guurku ragga ka badbaadiyo cudurrada wadne-xannuunka iyo kansarka, isla markaana uu lafahooda ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":5695,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5686","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1tI","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5686","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5686"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5686\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5686"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5686"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5686"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}