{"id":5678,"date":"2015-02-10T12:20:06","date_gmt":"2015-02-10T12:20:06","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=5678"},"modified":"2015-02-10T12:20:06","modified_gmt":"2015-02-10T12:20:06","slug":"xuuthiyiinta-yemen-oo-wadahadal-laleh-ururada-siyaasada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/10\/xuuthiyiinta-yemen-oo-wadahadal-laleh-ururada-siyaasada\/","title":{"rendered":"Xuuthiyiinta Yemen oo wadahadal laleh ururada Siyaasada"},"content":{"rendered":"<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-large wp-image-181587\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/xiisada-yemen-wadahadal2015-740x411.jpg?resize=696%2C387\" alt=\"xiisada-yemen-wadahadal2015\" width=\"696\" height=\"387\" \/><br \/>\n<strong>Kooxda Shiicada ah ee Xuuthiyiinta Yemen ayaa wadahadal la furay ururada Siyaasada ee ka jira dalka Yemen kadib afgembigii kooxdaasi ku sameysay dowlada Yemen todobaadkii tagay.<\/strong><\/p>\n<p>Wadahadaladan bilowday Isniintii shalay oo ay ka qeyb galayaan inta badan xisbiyada siyaasada ee Yemen ayaa waxaa soo qaban qaabiyey Wakiilka Qaramada Midoobay Jamal Benomar.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/xiisada-yemen-wadahadal2015-740x411.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-5683\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/xiisada-yemen-wadahadal2015-740x411-300x167.jpg?resize=300%2C167\" alt=\"xiisada-yemen-wadahadal2015-740x411\" width=\"300\" height=\"167\" \/><\/a>Balse waxaa jirta rajo xumo laga muujinayo heshiis ay wada gaaraan dhinacyada isku haya dalka Yemen.<\/p>\n<p>Arrintaasi ayaa waxaa usii dheer cabsi ah in dalka Yemen uu u kala go\u2019o sadex qeybood, xili koonfurta Yemen ay kusoo xoogeysanayaan dhaq dhaqaaqa gooni u goosadka, halka Shiicada Xuuthiyiinta ay awood ku leeyihiin waqooyiga, sidoo kale bariga Yemen beelaha ku dhaqan ee Sunniyiinta ah ayaan ogoleyn xukuumad ay kaligood maamushaan xuuthiyiinta<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxda Shiicada ah ee Xuuthiyiinta Yemen ayaa wadahadal la furay ururada Siyaasada ee ka jira dalka Yemen kadib afgembigii kooxdaasi ku sameysay dowlada Yemen todobaadkii tagay. Wadahadaladan bilowday Isniintii shalay oo ay ka qeyb galayaan inta badan xisbiyada siyaasada ee Yemen ayaa waxaa soo qaban qaabiyey Wakiilka Qaramada Midoobay Jamal Benomar. Balse waxaa jirta rajo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5678","post","type-post","status-publish","format-standard","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1tA","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5678","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5678"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5678\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5678"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5678"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5678"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}