{"id":5672,"date":"2015-02-10T12:09:55","date_gmt":"2015-02-10T12:09:55","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=5672"},"modified":"2015-02-10T12:09:55","modified_gmt":"2015-02-10T12:09:55","slug":"war-degdeg-ah-dagaal-mar-kale-laba-beelood-ku-dhex-maray-tuulada-baliga-diiriye-guuleed-iyo-khasaaraha-ka-dhashay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/10\/war-degdeg-ah-dagaal-mar-kale-laba-beelood-ku-dhex-maray-tuulada-baliga-diiriye-guuleed-iyo-khasaaraha-ka-dhashay\/","title":{"rendered":"WAR DEGDEG AH DAGAAL MAR KALE LABA BEELOOD KU DHEX MARAY TUULADA BALIGA DIIRIYE GUULEED IYO KHASAARAHA KA DHASHAY"},"content":{"rendered":"<p><strong><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/war-degdeg-ah-dagaal-mar-kale-laba-beelood-ku-dhex-maray-tuulada-baliga-diiriye-guuleed-iyo-khasaaraha-ka-dhashay.png\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-5674\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/war-degdeg-ah-dagaal-mar-kale-laba-beelood-ku-dhex-maray-tuulada-baliga-diiriye-guuleed-iyo-khasaaraha-ka-dhashay.png?resize=290%2C174\" alt=\"war-degdeg-ah-dagaal-mar-kale-laba-beelood-ku-dhex-maray-tuulada-baliga-diiriye-guuleed-iyo-khasaaraha-ka-dhashay\" width=\"290\" height=\"174\" \/><\/a> <\/strong><\/p>\n<p><strong><strong>Hargeysa (AN) \u00a0<\/strong>Labada Beelood ee dirirtu saaka dhex martay oo kala ahaa Beelaha Cabdale Arab iyo Reer Biniin oo ka soo kala jeeda beelaha arab iyo habarjeclo.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Dhimasho iyo dhaawac aan tiradooda la xaqiijin ayaa laga soo sheegayaa in uu ka dhashay ka dib markii ay laba beelood oo ood wadaag ku ah tuulada Baliga Diiriye Guuleed uu dhex maray.<\/strong><\/p>\n<p><strong><br \/>\nCiidamadan oo uu hor kacayay taliyaha Qaybta Booliska ee Gobolka Togdheer, kuwaas oo kala kaxayeeyay labada beelood.<\/strong><strong>Dagaalkan oo sida ay ilo wareedyo ka ag dhawaa Xaqiijiyeen in\u00a0\u00a0u socday muddo laba saacadood iyo badh ah, ayaa waxa \u00a0ku kala guntaday ciidamada Booliska oo ka tagay Magaaladda Burco.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Labada Beelood ee dirirtu saaka dhex martay oo kala ahaa Beelaha Cabdale Arab<\/strong><strong>\u00a0<\/strong><strong><br \/>\n<\/strong><\/p>\n<div><strong>\u00a0<\/strong><strong><span id=\"MainContent_lblArticle2\"><span id=\"spnCOntent\">iyo Reer Biniin oo ka soo kala jeeda beelaha arab iyo habarjeclo.<\/span><\/span><\/strong><strong>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa hore gudi ugu saaray sidii loo kala saari lahaa muranka dhuleed ee soo kala dhex galay labadan beelood, waxaanay gudidaasi u xukuntay in ay dhulka iska leeyihiin beelaha Cabdale Arab, kuwaas oo marka weerarka lagu soo qaaday saaka ku fooganaa dib u yab-yabida waxyaabihii ay hore uga burburisay xukuumaddu.<\/strong><\/div>\n<p><strong>Wixii war ah ee ka soo kordha kala soco ArabsiyMedia<\/strong><\/p>\n<p><!--EndF--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (AN) \u00a0Labada Beelood ee dirirtu saaka dhex martay oo kala ahaa Beelaha Cabdale Arab iyo Reer Biniin oo ka soo kala jeeda beelaha arab iyo habarjeclo. Dhimasho iyo dhaawac aan tiradooda la xaqiijin ayaa laga soo sheegayaa in uu ka dhashay ka dib markii ay laba beelood oo ood wadaag ku ah tuulada Baliga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":5674,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5672","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1tu","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5672","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5672"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5672\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5672"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5672"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5672"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}