{"id":56622,"date":"2020-04-02T11:29:57","date_gmt":"2020-04-02T11:29:57","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=56622"},"modified":"2020-04-02T11:29:57","modified_gmt":"2020-04-02T11:29:57","slug":"coronavirus-dalalka-aan-weli-lagu-arak-covid-19","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/04\/02\/coronavirus-dalalka-aan-weli-lagu-arak-covid-19\/","title":{"rendered":"Coronavirus: Dalalka aan weli lagu arak Covid-19"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Maxay ka midaysan yihiin, jasiiradda Tuvalu ee ku taalla badweynta Pacific-ga iyo jamhuuriyadda Turkmenistan ee ka tirsanaan jirtay Soofiyeetka? Labaduba waxa ay ku jiraan liiska dalalka iyo deegaannada aanan shaacin hal kiis oo cudurka coronavirus ah wixii ka horreeyay 1-da bishan Abriil.<\/p>\n<p>Tirada rasmiga ah ee ugu dambaysay oo ay isku soo dubbaridday Jaamacadda Johns Hopkins waxa ay muujinaysaa in Covid-19 lagu arkay ugu yaraan 180 dal iyo deegaanno, halka tirada dadka cudurkaas uu ku dhacay ee caalamka ay kor u dhaaftay 862,000.<\/p>\n<p>Cudurkaas coronavirus waxa uu caalamku ku dilay in ka badan 48,00 halka in ka badan 200,000 oo qof ay illaa iyo hadda cudurkaasi ka bogsoodeen.<\/p>\n<p>Hasayeeshee ku dhawaad 40 deegaan oo ku yaal daafaha caalamka ayaan &#8211; ugu yaraan si rasmi ah &#8211; weli u diiwaangelin kiis coronavirus ah.<\/p>\n<figure class=\"media-portrait no-caption full-width\"><span class=\"image-and-copyright-container\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"responsive-image__img js-image-replace\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ichef.bbci.co.uk\/news\/624\/cpsprodpb\/81F6\/production\/_111507233_ed2317ad-e15d-4d1f-834a-9529cb1994e8.png?resize=696%2C784&#038;ssl=1\" alt=\"List of places with no official cases of Covid-19\" width=\"696\" height=\"784\" data-highest-encountered-width=\"624\" \/><\/span><\/figure>\n<p>Maxay noqon kartaa sharaxaadda sababta aanan dalalkaas loogu arkin kiisaska fayraska Covid-19?<\/p>\n<p>Inta badan waa sida Tuvalu; jasiiradaha ay dadkoodu aadka u yar yihiin misana aanay dad badan u safrin.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah jasiiradahaas waxaa loo tagaa dalxiis balse xayiraadaha lagu soo rogay duulimaadyada caalamiga ah waxay horseedeen inay joogsadaan inta badan dadkii deegaannadaas tegi jiray.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxay ka midaysan yihiin, jasiiradda Tuvalu ee ku taalla badweynta Pacific-ga iyo jamhuuriyadda Turkmenistan ee ka tirsanaan jirtay Soofiyeetka? Labaduba waxa ay ku jiraan liiska dalalka iyo deegaannada aanan shaacin hal kiis oo cudurka coronavirus ah wixii ka horreeyay 1-da bishan Abriil. Tirada rasmiga ah ee ugu dambaysay oo ay isku soo dubbaridday Jaamacadda Johns [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":56623,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-56622","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/111511745_gettyimages-1212248513.jpg?fit=660%2C371&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-eJg","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56622","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=56622"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56622\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":56624,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56622\/revisions\/56624"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/56623"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=56622"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=56622"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=56622"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}