{"id":56605,"date":"2020-03-31T13:15:27","date_gmt":"2020-03-31T13:15:27","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=56605"},"modified":"2020-03-31T13:15:27","modified_gmt":"2020-03-31T13:15:27","slug":"dal-ka-mid-ah-caalamka-ayeynu-nahay-dal-jira-oo-u-baahan-aqoonsi-caalamiya-ayeynu-nahay-wasiir-faratoon","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/03\/31\/dal-ka-mid-ah-caalamka-ayeynu-nahay-dal-jira-oo-u-baahan-aqoonsi-caalamiya-ayeynu-nahay-wasiir-faratoon\/","title":{"rendered":"\u201cDal ka mid ah Caalamka, ayeynu nahay, dal jira oo u baahan aqoonsi caalamiya ayeynu nahay, &#8221; Wasiir Faratoon"},"content":{"rendered":"<p><b>H<\/b>argeysa (Arbsiyonews) \u2013 Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay xanuunka khatarta ah ee Coronavirus ee sababay inuu isku socodkii caalamku go\u2019doon galo, iyo samaaynta uu ku yeedhay xidhiidhkii ay Somaliland la lahayd Beesha Caalamka.<\/p>\n<p>Prof: Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon),oo u warramay\u00a0<b>Wargeyska Geeska Afrika<\/b>\u00a0isagoo dalka dibeddiisa ku sugan ayaa sidoo kale ka hadlay qadiyadda madax-banaanida Somaliland, waxaanu ugu horeyn uu yidhi isagoo ka hadlaya\u00a0 Coronavirus \u201cDalka waan ka maqan nahay, laakiin Bulshadeena Somaliland waxaan ku boorinayaa, oo aan ku gubaabinaya, kulana alinayaa inay aad isku ilaaliyaan, oo aad u ilaaliyaan caafimaadkooda, isla-markaana qaatan tallooyinka Guddida uu Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi magacaabay, ee mar walba ku hawlgan badbaadinta inay Bulshadooda wacyigelinayaan, illaa haddana Guddidu si fiican bay wacyigelinta u wadaa, xittaa Bulshada dhexdooda waxaa laga rabaa inay is dhiirigeliyaan, wixii tallooyin ahna kala qaatan, aadna ugu dadaalan ilaalinta nadaafadda iyo faya-dhawrka\u201d.<\/p>\n<div id=\"quads-ad2\" class=\"quads-location quads-ad2\"><\/div>\n<p>Mar aanu wax ka weydiinay xidhiidhka Somaliland iyo Beesha Caalamka iyo Coronavirus samaaynta uu ku yeeshay ayaa ku jawaabay \u201cXanuunka Coronavirus wuxuu hakad galiyey, saamayna ku yeeshay wax walba, waxaanu sababay in dalalkii Calaamku uu dal walba samaayn xooggan uu ku yeeshay, inagu\u2019se xidhiidhkii wanaagsanaa ee aynu la lahayn Caalamka waa sidiisii.\u201d Ayuu yidhi, waxaanu intaa ku daray isagoo ka hadlaya qadiyadda Somaliland ayaa yidhi \u201cDal ka mid ah Caalamka, ayeynu nahay, dal jira oo u baahan aqoonsi caalamiya ayeynu nahay, waxaynu nahay dal bisayl siyaasadeed leh oo dimuqraadiyadda, nidaamkiisa dawladnimo u dhamaysitran yahay, xasilooni taama iyo kala dambayn leh, dal hay\u2019addihiisi dawladnimo u dhamaystiran yihiin, oo leh Madaxweyne Shacabkiisii doorteen, leh Hay\u2019addihii sharci dejinta, fulinta iyo Garsoorka ayeynu nahay, waxaynu nahay dal leh Xisbiyo, Ciidamo u gaar ah, lacag u gaar ah iyo calan u gaar ah, sidaas awgeed waxaanu diyaar u nahay in Beesha Caalamka ku qancino jiritaankayaga dawladnimo iyo mawqifka qaranimadayada, ee aan maranaba tanaasulka lahayn, qaranimadaas oo Shacabkayagu isla garteen, markaas maadaama aanu ka mid nahay Caalamka, xaq baanu u leenahay in aanu Caalamka ka helno aqoonsi caalamiya, haddii aanu nahay Xukuumadda Somaliland waxaanu diyaar u nahay in\u00a0 aanu kaga dhabayno himilada shacabkayaga iyo in aanu raacno jid kasta oo aanu aqoonsi ku keenayno, laakiiin meel kasta oo ay Shacabka reer Somaliland joogaan dal iyo dibedba waxaa laga rabaa inay ka wada shaqeeyaan qaranimadooda iyo inay ahaadaan mar walba muwaadiniin wax walba ka door bidaan qadiyadda madax-banaanidooda\u201d.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arbsiyonews) \u2013 Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay xanuunka khatarta ah ee Coronavirus ee sababay inuu isku socodkii caalamku go\u2019doon galo, iyo samaaynta uu ku yeedhay xidhiidhkii ay Somaliland la lahayd Beesha Caalamka. Prof: Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon),oo u warramay\u00a0Wargeyska Geeska Afrika\u00a0isagoo dalka dibeddiisa ku sugan ayaa sidoo kale ka hadlay qadiyadda madax-banaanida Somaliland, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":28692,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-56605","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/faratooon.jpg?fit=534%2C422&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-eIZ","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56605","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=56605"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56605\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":56606,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56605\/revisions\/56606"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28692"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=56605"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=56605"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=56605"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}