{"id":56520,"date":"2020-03-24T12:07:43","date_gmt":"2020-03-24T12:07:43","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=56520"},"modified":"2020-03-24T12:07:43","modified_gmt":"2020-03-24T12:07:43","slug":"somaliland-oo-joojisay-in-marfishyada-jaad-lagu-cuno","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/03\/24\/somaliland-oo-joojisay-in-marfishyada-jaad-lagu-cuno\/","title":{"rendered":"Somaliland oo joojisay in marfishyada jaad lagu cuno"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arbsiyonews) Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland, Maxamed Kaahin Axmed ayaa maanta soo saaray go\u2019aanno hor leh oo looga hortagayo faafitaanka cudurka halista badan ee Coronavirus, kaas oo saameyn ku yeeshay caalamka.<\/p>\n<p>Kaahin ayaa sheegay in beri wixii ka dambeeya Marfishyada ama goobaha ay dadka isugu yimaadaan aan lagu cuni karin Jaad amaba Qaad, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay in ciidamo dheeraad ah ay dhigi doonaan bartamaha Hargeysa, islamarkaana tallaabo adag laga qaadi ciddii jabisa amarka ay soo rogeen.<\/p>\n<p>\u201cMa ogolaan doono in dadka ay si koox koox ah Jaadka ama Qaadka ugu cunaan meelaha lagu kulmo amaba Marfishyada.\u2019 ayuu yiri wasiirka arrimaha gudaha Somaliland.<\/p>\n<div class=\"code-block code-block-4\">\n<div class=\"adsbyvli\" data-ad-slot=\"vi_3333420\" data-id=\"vi_3333420_480\">\n<div id=\"vi_3333420_480\" data-ad-slot=\"vi_3333420\" data-google-query-id=\"CKL-u-iIs-gCFR68dwodux4G7A\">\n<div class=\"_vli_default_banner\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<p>Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray inay isha ku heyn doonaan suuqyada iyo sicirka, si aan shacabka loogu kordhin badeecadaha.<\/p>\n<p>Somaliland ayaa horay u soo saartay go\u2019aano ay uga hortageyso faafitaanka cudurka Corona oo haatan dalal badan oo caalamka ku yaalla ay la tacaalayaan ka hortagiisa<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arbsiyonews) Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland, Maxamed Kaahin Axmed ayaa maanta soo saaray go\u2019aanno hor leh oo looga hortagayo faafitaanka cudurka halista badan ee Coronavirus, kaas oo saameyn ku yeeshay caalamka. Kaahin ayaa sheegay in beri wixii ka dambeeya Marfishyada ama goobaha ay dadka isugu yimaadaan aan lagu cuni karin Jaad amaba Qaad, sida uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":40812,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","default_image_id":0,"font":"","enabled":false},"version":2},"jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-56520","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/Kah.png?fit=299%2C285&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-eHC","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56520","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=56520"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56520\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":56521,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56520\/revisions\/56521"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40812"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=56520"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=56520"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=56520"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}