{"id":5652,"date":"2015-02-10T11:53:55","date_gmt":"2015-02-10T11:53:55","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=5652"},"modified":"2015-02-10T11:53:55","modified_gmt":"2015-02-10T11:53:55","slug":"wariye-maxamed-cabdillahi-soo-fadhiiste-ayaa-ku-xidhan-maalintii-4aad-magaalada-berbera","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/10\/wariye-maxamed-cabdillahi-soo-fadhiiste-ayaa-ku-xidhan-maalintii-4aad-magaalada-berbera\/","title":{"rendered":"Wariye Maxamed Cabdillahi Soo-fadhiiste Ayaa Ku Xidhan maalintii 4aad Magaalada BerBera"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\"><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/Capture3.png\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-5653\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/Capture3.png?resize=142%2C79\" alt=\"Capture\" width=\"142\" height=\"79\" \/><\/a><\/p>\n<p class=\"story-body__introduction\">Maxamed Cabdillahi Soo-fadhiiste, oo ah wariye magaalada Berbera uga soo warama telifishanka madaxa banaan ee Soomali Channel iyo barta internetka ee Berbera Today oo boliisku xidheen, ayaa maalintii afraad ku jira xabsiga Berbera.<\/p>\n<p>Ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa war qoraal ah oo ay soo saareen ugu baaqay xukuumada in deg deg suxufigaasi xoriyadiisii loogu soo celiyo.<\/p>\n<p>Sidoo kale ururka u dooda suxufiyiinta iyo qorayaasha Somaliland ee SSJW iyo wariyaasha saxaafadda madaxabanaan qaarkood ee ka hawlgala Somaliland ayaa cambaareeyay xadhiga wariye Maxamed Cabdillaahi.<\/p>\n<p>Boliiska iyo wasaarada gudaha Somaliland oo BBC isku dayday inay kala xidhiidho xadhiga wariyaasha ee soo noqnoqanaya uma suurtagelin<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxamed Cabdillahi Soo-fadhiiste, oo ah wariye magaalada Berbera uga soo warama telifishanka madaxa banaan ee Soomali Channel iyo barta internetka ee Berbera Today oo boliisku xidheen, ayaa maalintii afraad ku jira xabsiga Berbera. Ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa war qoraal ah oo ay soo saareen ugu baaqay xukuumada in deg deg suxufigaasi xoriyadiisii loogu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":5653,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5652","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1ta","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5652","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5652"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5652\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5652"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5652"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5652"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}