{"id":5614,"date":"2015-02-09T20:42:24","date_gmt":"2015-02-09T20:42:24","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=5614"},"modified":"2015-02-09T20:42:24","modified_gmt":"2015-02-09T20:42:24","slug":"inaa-lilaahi-wa-inaa-ileyhu-raajicuuntacsi-dhamaan-wariyayaasha-gabiley-waxay-dhanbaal-tacsi-ah-u-dirayaan-ilma-cabdi-bookh-oo-aabahood-cabdi-bookh-ku-geeriyoday-magalada-gabiley","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/09\/inaa-lilaahi-wa-inaa-ileyhu-raajicuuntacsi-dhamaan-wariyayaasha-gabiley-waxay-dhanbaal-tacsi-ah-u-dirayaan-ilma-cabdi-bookh-oo-aabahood-cabdi-bookh-ku-geeriyoday-magalada-gabiley\/","title":{"rendered":"inaa lilaahi wa inaa ileyhu raajicuunTacsi Dhamaan Wariyayaasha Gabiley Waxay Dhanbaal Tacsi ah U Dirayaan ILMA Cabdi Bookh oo aabahood (Cabdi Bookh ) ku geeriyoday magalada gabiley"},"content":{"rendered":"<p>inaa lilaahi wa inaa ileyhu raajicuunTacsi Dhamaan Wariyayaasha Gabiley Waxay Dhanbaal Tacsi ah U Dirayaan ILMA Cabdi Bookh oo aabahood (Cabdi Bookh ) ku geeriyoday magalada gabiley<br \/>\nSuxufiyiinta Gobolka Gabiley Oo Kala ah<br \/>\nMaxamed Xasan Sheekh Maxamed (juba)<br \/>\nCabdirisaaq Axmed Hayaan(Ilkacase<br \/>\nMukhtaar Nuux Ibraahim<br \/>\nCabdiraxmaan Nuux Axmed(hiiraan),<br \/>\nNimcaan Dheeg Ibraahim<br \/>\nCaydaruus Axmed Ismaaciil(Qadiye)<br \/>\nMuxiyadiin Maxamed Daahir (yacko)<br \/>\nCabdikariim Muxumed Xasan(qaamuuska)<br \/>\nJacfar Cawil Riiraash<br \/>\nCabdiraxmaan Aadan Muxumed<br \/>\nCabdiraxmaan Xaaji Maxamed Ibraahim<br \/>\ndhamaan Wariyayaasha Gabiley Waxay Leyihiin<br \/>\ninaa lilaahi wa inaa ileyhu raajicuun Waxanu dhambaalkan tacsida ah uga tacsiyeynaynaa Geeridaasi naxdinta leh Ee Ku Timid Marxuum Cabdi Bookh Badeed Oo Ku Geeriyooday Magaalada Gabiley<br \/>\nWaxay Qoyskii iyo Qaraabadii Uu Ka baxay Marxuumku Ilahay Uga Baryaynaa, in ilaahay samir iyo iimaan ka siiyo Marxuumkana waxey ilaahay uga baryayaan in uu janadii fardowsa ka waraabiyo Amiin Amiin Amiin<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>inaa lilaahi wa inaa ileyhu raajicuunTacsi Dhamaan Wariyayaasha Gabiley Waxay Dhanbaal Tacsi ah U Dirayaan ILMA Cabdi Bookh oo aabahood (Cabdi Bookh ) ku geeriyoday magalada gabiley Suxufiyiinta Gobolka Gabiley Oo Kala ah Maxamed Xasan Sheekh Maxamed (juba) Cabdirisaaq Axmed Hayaan(Ilkacase Mukhtaar Nuux Ibraahim Cabdiraxmaan Nuux Axmed(hiiraan), Nimcaan Dheeg Ibraahim Caydaruus Axmed Ismaaciil(Qadiye) Muxiyadiin Maxamed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":5615,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[5],"tags":[],"class_list":["post-5614","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-aragtidda-dadweynaha"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1sy","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5614","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5614"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5614\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5614"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5614"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5614"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}