{"id":56,"date":"2014-11-12T06:36:11","date_gmt":"2014-11-12T06:36:11","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=56"},"modified":"2014-11-12T06:36:11","modified_gmt":"2014-11-12T06:36:11","slug":"mustaqbalkii-siyaasadeed-ee-siilaanyo-wuxuu-ku-soo-gebageboobey-mugdi-iyo-khasaare-wuxuuna-taariikhda-ka-galay-bog-madow-by-yusuf-janale","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/11\/12\/mustaqbalkii-siyaasadeed-ee-siilaanyo-wuxuu-ku-soo-gebageboobey-mugdi-iyo-khasaare-wuxuuna-taariikhda-ka-galay-bog-madow-by-yusuf-janale\/","title":{"rendered":"Mustaqbalkii Siyaasadeed Ee Siilaanyo Wuxuu Ku Soo gebageboobey Mugdi iyo Khasaare Wuxuuna Taariikhda Ka Galay Bog Madow :By Yusuf Janale &#8211;"},"content":{"rendered":"<p>Mustaqbalkii Siyaasadeed Ee Siilaanyo Wuxuu Ku Soo gebageboobey Mugdi iyo Khasaare Wuxuuna Taariikhda Ka Galay Bog Madow Oo Nabar Ku Ah Mudada Ka Hadhay Noloshiisa.<br \/>\narkaay waxaa xigtey i qariyaay,Xiligii Siilanyo u ordayey Talada dalka waxaa jirtey in isaga iyo xisbigii uu ka sharaxnaa ee kulmiye ay duufaan siyaasadeed oo been iyo mala<br \/>\nawaal ku dhisnayd ay umada ku khaldeen balse ay hada talo u run sheegtay markii mudadaasi ay hada xilka dalka hayeen ay ku fashilmeen hogaamintii qaranka.<br \/>\nSiilaanyo ayey ku soo oodantay hogaamintii dalku waxaana maanta daashadey fikir badan iyo tiiraanyo u la hoos fadhiyo qasriga madaxtooyada oo aan haba yaraatee wax hawl ihi ka socon,siilaanyo ayaa maalmihii ugu danbeeyey diidey in uu cidna la hadlo cidna qaabilo isagoo yaqiinsaday in taladii iyo dalkii isku dhamaa ee loo dhiibay ay farihiisa ka baxday si loo daba qabtaana aysan jirin.<br \/>\nBurburka siyaasadeed ee ku yimid hogaamintii dalka ayaa laga wada dareemay gudo iyo debeda waxaana bulshada somaliland,wadamada deriska ah iyo beesha caalamkuba isweydiinayaan oo raadinayaan waar mee wadankii la odhan jirey somaliland xaguu ku dambeeyey maxaa ku dhacay.<br \/>\nSiilaanyo waxaa ku soo oodantay siyaasadii arrimaha gudaha iyo tii arrimaha debeda wuxuu waayey kalsoonidii shacabka somaliland iyo tii caalamkaba waxaana ugu wacan siyaasad xumadiisa iyo aqoondarada ku habsatay maamulkiisa,waxaa faraha ka baxday nabadgelyadii somaliland ku faani jirtay waana siyaasad xumida taliska siilaanyo ee manjaro habaabay kana leexday sharciyadii dalka.<br \/>\nMustaqbalkii Siyaasadeed ee Siilaanyo wuxuu ku soo gebageboobey mugdi iyo khasaare maalmaha u hadhay xukunkiisana wuxuu ku laasan doonaa tiiraanyo iyo is ciil kaanbi wuxuuna ka galay taariikhda bog madow oo nabar ku ah mudada ka hadhay noloshiisa.<\/p>\n<p>yousuf janale &lt;ajanaaaale3@hotmail.com<\/p>\n<p>Yusuf Janale.<\/p>\n<p>*********************************************************************<br \/>\nArabsiyonews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeda sida. waxa kaliya oo Arabsiyomedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mustaqbalkii Siyaasadeed Ee Siilaanyo Wuxuu Ku Soo gebageboobey Mugdi iyo Khasaare Wuxuuna Taariikhda Ka Galay Bog Madow Oo Nabar Ku Ah Mudada Ka Hadhay Noloshiisa. arkaay waxaa xigtey i qariyaay,Xiligii Siilanyo u ordayey Talada dalka waxaa jirtey in isaga iyo xisbigii uu ka sharaxnaa ee kulmiye ay duufaan siyaasadeed oo been iyo mala awaal ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":57,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-56","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-arimaha-bulshada"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-U","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=56"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=56"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=56"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=56"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}