{"id":55792,"date":"2020-03-12T12:28:44","date_gmt":"2020-03-12T12:28:44","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=55792"},"modified":"2020-03-12T12:28:44","modified_gmt":"2020-03-12T12:28:44","slug":"isku-shaandhayn-lagu-sameeyey-masuuliyiinta-xisbiga-kulmiy","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/03\/12\/isku-shaandhayn-lagu-sameeyey-masuuliyiinta-xisbiga-kulmiy\/","title":{"rendered":"Isku Shaandhayn lagu Sameeyey Masuuliyiinta Xisbiga KULMIY"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arbsiynews)- Masuuliyiinta xisbiga KULMIYE ee Gobolka Maroodi-jeex, ayaa lagu sameeyey isku shaandhayn lagu dardargelinayo hawlaha xisbiga.<br \/>\nWareegto uu soo saaray Guddoomiye-ku-xigeenka Gobolka Maroodi-jeex ee xisbiga KULMIYE, ahna Ku-simaha Guddoomiyaha Mr. Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac maanta (12 March 2020) lagu\u00a0<span class=\"text_exposed_show\">shaaciyey xil-ka-qaadis, isku beddel iyo magacaabis cusub oo lagu sameeyey masuuliyiinta laamaha kala duwan ee xisbiga ee Gobolka.<br \/>\nWareegtadaasina waxay u qornayd sidan:<\/span><\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>\u201cKu: Cabdirisaaq Koosaar Maxamuud Timiro<br \/>\nKu: Sacda Cabdi Xasan<br \/>\nKu: Cabdicasiis Maxamed Yuusuf<br \/>\nKu: Axmed Yoonis Juxa<br \/>\nKu: khadar Sh. Ibraahim Dugsiiye<br \/>\nOg: Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE<br \/>\nOg: Guddoomiye-ku-xigeenka 1aad, 2aad, 3aad, 4aad ee xisbiga KULMIYE<br \/>\nOg: Xoghayaha Guud ee xisbiga KULMIYE<\/p>\n<p>Ujeeddo: Magcaabid, isku-Badel iyo Xil ka Qaadis<\/p>\n<p>Mudanayaal;<\/p>\n<p>Sida aad la socotaan, xilka xisbiga ayey sunnihiisa tahay in uu meerto noqdo, oo loo igmado hadba ciddii hanan karta. Sidaa darteed, waxaan gartay in laga bilaabo taariikhda maanta aan idinka qaado xilalkii aad hayseen ee kala ahaa:<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Garabka Dhallinyarada Heer Gobol<br \/>\nXoghayaha Dhallinyarada Heer Gobol<br \/>\nMadaxa Abaabulka iyo Wacyigelinta Gobolka<br \/>\nGuddoomiyaha Degmada Gacan-libaax<br \/>\nGuddoomiyaha Degmada Ibraahin Koodbuur<\/p>\n<p>Magcaabid;<\/p>\n<p>Markaan arkay muhiimadda dhismaha maamulka Degmooyinka iyo Gobolka Maroodi-jeex ee xisbiga KULMIYE u leeyahay hawlaha iyo habsami-u-socodka abaabulka xisbiga,<br \/>\nMarkaan ku qancay kartidooda, aqoontooda iyo waayo-aragnimadooda,<\/p>\n<p>Waxaan go\u2019aamiyey laga bilaabo taariikhda maanta in aan masuuliyiintan u magacaabo xilalkan:<\/p>\n<p>1. Axmed Maxamed X. Cali Guddoomiyaha Garabka Dhallinyarada heer Gobol<br \/>\n2. Maxamed Cabdi Yuusuf Xoghayaha Garabka Dhallinyarada heer Gobol<br \/>\n3. Mubaarik Cabdillaahi Haybe Madaxa Abaabulka iyo wacyigelinta Gobolka<br \/>\n4. Maxamed Abiib Siikaawi Guddoomiyaha Degmada Ibraahim Koodbuur<br \/>\n5. Muxiyodiin Cabdi Shiil Guddoomiyaha Degmada 26ka juun.<\/p>\n<p>ALLAA MAHAD LEH<\/p>\n<p>Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac<br \/>\nGudoomiye Ku-xigeenka Gobolka Maroodi-jeex ee xisbiga KULMIYE,<br \/>\nahna Kusimaha Guddoomiyaha.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arbsiynews)- Masuuliyiinta xisbiga KULMIYE ee Gobolka Maroodi-jeex, ayaa lagu sameeyey isku shaandhayn lagu dardargelinayo hawlaha xisbiga. Wareegto uu soo saaray Guddoomiye-ku-xigeenka Gobolka Maroodi-jeex ee xisbiga KULMIYE, ahna Ku-simaha Guddoomiyaha Mr. Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac maanta (12 March 2020) lagu\u00a0shaaciyey xil-ka-qaadis, isku beddel iyo magacaabis cusub oo lagu sameeyey masuuliyiinta laamaha kala duwan ee xisbiga ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-55792","post","type-post","status-publish","format-standard","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-evS","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55792","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=55792"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55792\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":55793,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55792\/revisions\/55793"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=55792"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=55792"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=55792"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}