{"id":55618,"date":"2020-03-03T12:21:46","date_gmt":"2020-03-03T12:21:46","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=55618"},"modified":"2020-03-03T12:21:46","modified_gmt":"2020-03-03T12:21:46","slug":"safaaradda-mareykanka-ee-soomaaliya-oo-ka-hadashay-dagaalka-beled-xaawo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/03\/03\/safaaradda-mareykanka-ee-soomaaliya-oo-ka-hadashay-dagaalka-beled-xaawo\/","title":{"rendered":"Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya oo ka hadashay dagaalka Beled-Xaawo"},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Muqdisho (Arabsiyonews) Qoraal ka soo baxay Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa looga hadlay dagaalkii shalay degmada BeledXaawo ku dhaxmaray ciidamada dowladda iyo kuwa\u00a0 Dowlad gobolleedka Jubbaland.<\/p>\n<p>Qoraal ayaa lagu sheegay in looga baahan yahay dhinacyada ku lugta leh dagaalka in ay joojiyaan, waxaana ay safaaraddu wax laga xumaado ku tilmaamtay in lagu duldagaalmo dadka shacab ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Federaalka iyo Jubbaland ayeey ugu baaqday safaaraddu in wixii khilaaf ah ee jira ku dhameeyaa xal aan aheyn gacan ka hadal.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201dWaxaan leenahay dhamaan dhinacyada ku lugta leh dagaalka BeledXaawo in ay ka fogaadaan ka fogaadaan iska horimaad danbe, waxaan ku baaqeynaa xabad joojin ayaa lagu yiri Qoraalka soo baxay \u00a0safaarada Mareykanka ee dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Toddobaaydii ugu danbeeyay qeybo ka mid ah gobolka Gedo waxaa ka jira dhaqdhaaqyo militari oo iska soo horjeeda oo ay wadeen ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Jubbaland oo ugu danbeyntii maalintii shalay ku dagaalamay degmada BeledXaawo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (Arabsiyonews) Qoraal ka soo baxay Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa looga hadlay dagaalkii shalay degmada BeledXaawo ku dhaxmaray ciidamada dowladda iyo kuwa\u00a0 Dowlad gobolleedka Jubbaland. Qoraal ayaa lagu sheegay in looga baahan yahay dhinacyada ku lugta leh dagaalka in ay joojiyaan, waxaana ay safaaraddu wax laga xumaado ku tilmaamtay in lagu duldagaalmo dadka shacab [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":55619,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-55618","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/202033637188063031598233.jpg?fit=660%2C371&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-et4","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55618","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=55618"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55618\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":55620,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55618\/revisions\/55620"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/55619"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=55618"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=55618"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=55618"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}