{"id":556,"date":"2014-11-30T22:36:44","date_gmt":"2014-11-30T22:36:44","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=556"},"modified":"2014-11-30T22:36:44","modified_gmt":"2014-11-30T22:36:44","slug":"daawo-marwada-qaranka-iyo-xubno-wasiiro-ah-oo-gabiley-kaga-qaybgalay-dhamaadka-shirka-hormarinta-gabiley","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/11\/30\/daawo-marwada-qaranka-iyo-xubno-wasiiro-ah-oo-gabiley-kaga-qaybgalay-dhamaadka-shirka-hormarinta-gabiley\/","title":{"rendered":"DAAWO Marwada Qaranka Iyo Xubno Wasiiro Ah Oo Gabiley Kaga Qaybgalay Dhamaadka Shirka Hormarinta Gabiley"},"content":{"rendered":"<p>Gabiley(AN)Wafti Ay Hogaaminasay Marwada Qaranka Somaliland Oo Ay Wehiliyan Wasiirada Maaliyada Waxbarashada Iyo Warshadaha Xildhiban Blaaki Afhayenka Madaxtoyada Iyo Masuuliyiin Kale Ayaa Maanta Magaalada Gabiley Ee Xarunta Gobolka Gabiley \u00a0Kaga Qaybgalay Munaasibad Balaadhan Oo Loo Sameeyay Shir Soconayay 3 Cisho Oo Aqoonyahanka Gobolka Gabiley Ku Sameyeen Cilmi Baadhis Lagu Ogaanayo Baahiyaha Goblka Gabiley iyo Buug ay ka Qoreen \u00a0Hormarinta Gobolka Gabiley Iyo Qaabka Ugu Wanagsan Ee Loo Hormarin Karo Adeegyada Arimaha Bulshada \u00a0Ee Shacabka Gabiley \u00a0Waxana Sido Kale Munaasibadaasi Kasoo Qaybgalay Maamulka Gobolka Iyo Kan Degmada Gabiley,Xildhibano Iyo Ururada Haweenka Salaadiin Iyo Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada,Waxana Ugu Horayn Faahfaahin Ka Bixiyay Shirka \u00a0Aqoonyahanka Soo Abaabulay Shirkaasi Socday Sadexda Maalmod \u00a0,Sido Kale Maamulka Gobolka Iyo Kan Degmada Gabiley Ayaa Iyana Ku Dheeraday Muhiimada Kulankan,Sido Kale Wasiirada Maaliyada Warshadaha Iyo Waxbarashada Ayaa Qudbado Duur Xula Ka Jeediyay Madasha,Ugu Danbayntii Marwada Qaranka Somaliland Marwo Aamina Maxamud Jirde Oo Kulanka Ka Hadashay Ayaa Tilmaamtay In Ay Muqadis Ay Tahay Ansixinta Gobolka Gabiley, Iyadoo Xustay In La Horgayn-Doono Baarlamaanka,<\/p>\n<p>Halkan Ka Daawo Video<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"\/\/www.youtube.com\/embed\/ev8fXFJoCk8\" width=\"420\" height=\"315\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\n<a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/shirka2.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-557\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/shirka2-300x225.jpg?resize=666%2C499\" alt=\"shirka2\" width=\"666\" height=\"499\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/shirka.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-558\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/shirka-300x225.jpg?resize=667%2C500\" alt=\"shirka\" width=\"667\" height=\"500\" \/><\/a><\/p>\n<p>Maxamed Xasan sheekh Maxamed Juba Arabsiyonews.net Office Gabiley somaliland<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gabiley(AN)Wafti Ay Hogaaminasay Marwada Qaranka Somaliland Oo Ay Wehiliyan Wasiirada Maaliyada Waxbarashada Iyo Warshadaha Xildhiban Blaaki Afhayenka Madaxtoyada Iyo Masuuliyiin Kale Ayaa Maanta Magaalada Gabiley Ee Xarunta Gobolka Gabiley \u00a0Kaga Qaybgalay Munaasibad Balaadhan Oo Loo Sameeyay Shir Soconayay 3 Cisho Oo Aqoonyahanka Gobolka Gabiley Ku Sameyeen Cilmi Baadhis Lagu Ogaanayo Baahiyaha Goblka Gabiley iyo Buug [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":559,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-556","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-8Y","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/556","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=556"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/556\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=556"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=556"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=556"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}