{"id":55562,"date":"2020-03-02T08:58:34","date_gmt":"2020-03-02T08:58:34","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=55562"},"modified":"2020-03-02T08:58:34","modified_gmt":"2020-03-02T08:58:34","slug":"dawlada-kenya-oo-ka-jawaabtay-eedeyn-uga-timid-dowladda-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/03\/02\/dawlada-kenya-oo-ka-jawaabtay-eedeyn-uga-timid-dowladda-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Dawlada Kenya oo ka jawaabtay eedeyn uga timid Dowladda Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Nairobi (Arabsiyonews) Dowladda Kenya ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamtay eedeyn dhawaan uga timid dowladda Soomaaliya oo sheegtay in Kenya fara-galin ku heyso Qarannimada iyo madax-bannaanida Soomaaliya.<\/p>\n<p>Kenya ayaa sheegtay in eedeyntaasi tahay mid aan waxba ka jirin oo la doonayo in bulshada lagu marin habaabiyo, iyadoo lagu qarinayo hormar la&#8217;aanta dhinacyada badan iyo guul darrada siyaasadeed ee Dowladda hadda jirta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Danjiraha Soomaaliya ee Qaramada Midoobay Abuukar Daahir \u00a0Cismaa ayaa Jimcihii aynu ka soo gudubnay sheegay in dowlada \u00a0Soomaaliya ay qorsheyneyso in si rasmi ah cabasho ka dhan dowada Kenya u \u00a0gudbiso golaha ammaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Laakiin Kenya waxaa ay sheegtay in eedeyntaasi tahay mid la doonayo oo kaliya mid muuqaalkeeda lagu xumeynayo islamarkaana wax loogu dhimayo Dowladda Soomaaliya ka leedahay dano kale oo siyaasadeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ma&#8217;aha markii ugu horreysay oo ay dowladda Soomaaliya sidan oo kale eedeymo ugu jeediso dowladda Kenya, iyadoo mar walbana dowladda Kenya eedeymahaasi ku tilmaameysay kuwo aan waxba ka jirin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nairobi (Arabsiyonews) Dowladda Kenya ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamtay eedeyn dhawaan uga timid dowladda Soomaaliya oo sheegtay in Kenya fara-galin ku heyso Qarannimada iyo madax-bannaanida Soomaaliya. Kenya ayaa sheegtay in eedeyntaasi tahay mid aan waxba ka jirin oo la doonayo in bulshada lagu marin habaabiyo, iyadoo lagu qarinayo hormar la&#8217;aanta dhinacyada badan iyo guul [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":55563,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-55562","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/202032637187133387014295.jpg?fit=636%2C370&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-esa","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55562","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=55562"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55562\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":55564,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55562\/revisions\/55564"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/55563"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=55562"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=55562"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=55562"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}