{"id":5555,"date":"2015-02-09T14:47:44","date_gmt":"2015-02-09T14:47:44","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=5555"},"modified":"2015-02-09T14:47:44","modified_gmt":"2015-02-09T14:47:44","slug":"maleeshiyo-khaatumo-taabacsan-oo-askari-ciidanka-qaranka-ah-ku-dishay-xudun-iyo-duqa-degmadaas-oo-ka-hadlay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/09\/maleeshiyo-khaatumo-taabacsan-oo-askari-ciidanka-qaranka-ah-ku-dishay-xudun-iyo-duqa-degmadaas-oo-ka-hadlay\/","title":{"rendered":"Maleeshiyo Khaatumo Taabacsan Oo Askari Ciidanka Qaranka Ah Ku Dishay Xudun Iyo Duqa Degmadaas Oo Ka Hadlay"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/d213afa7a86a1b8b61e29bdaae7741e1_L.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-5558\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/d213afa7a86a1b8b61e29bdaae7741e1_L-300x182.jpg?resize=300%2C182\" alt=\"d213afa7a86a1b8b61e29bdaae7741e1_L\" width=\"300\" height=\"182\" \/><\/a>Hargeysa(AN) Hal Askari,ayaa Ciidanka Qaranka Somaliland ka dhintay kadib markii Ciidanka fadhigiisu yahay jiida Degmada Xudun ay habeen hore soo weerareen Koox ka tirsan Maleeshiyada Khaatumo.<\/p>\n<p>Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa Kooxdaasi si xooggan iskaga caabiyay balse lama sheegin wax khasaare ah oo soo gaadhay dablaydaCiidanka weerartay. Kooxda weerar gaysatay ayaa watay laba gaadhi islamarkaana Rasaas huwiyay Ciidanka qaranka.<\/p>\n<p>Duqa Degmada Xudun Faarax Cali Ibraahin ayaa sharaxay sida ay wax u dhaceen \u201cWeerar lama odhan karo ee waxay ahaayeen laba gaadhi iyo dhawr Wiil oo habeen badhkii soo guureeyay, markaa meel ciidanka qaranku joogo ayay soo abaareen oo xabado ayay iska hurgufeen, kadibna Ciidanka qarankudabada ayuu u qabtay wixii uu hayay oo kabtaydii meeday ayaa ka dhacday,waxaanay ahay ilaa saddexdii habeenimo ayay socdeen.markaa Nin inta uu soo dhuuntay xabbado furay oo cararay dagaal lama yidhaahdo khasaarahoodana war kama hayno hadda, laakiin Ciidanka qaranku hal askari ayay ii sheegeen inuu ka dhintay\u201d ayuu yidhi Faarax Cali Ibraahin oo Wargeyska Saxansaxo u waramayay isagoo jooga Xudun<\/p>\n<p>Maayar Faarax Cali Ibraahin, waxa uu sheegay inay kooxdaasi ka soo duushay dhulka hawdka ah markii dambena firxadkii ugu noqdeen hawdkii ay ka yimaadeen. Waxa uu ugu baaqay inay Bulshada qaska ka daayaan kuna soo biiraan Ciidanka qaranka maadaama ay yihiin Dad Somaliland ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN) Hal Askari,ayaa Ciidanka Qaranka Somaliland ka dhintay kadib markii Ciidanka fadhigiisu yahay jiida Degmada Xudun ay habeen hore soo weerareen Koox ka tirsan Maleeshiyada Khaatumo. Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa Kooxdaasi si xooggan iskaga caabiyay balse lama sheegin wax khasaare ah oo soo gaadhay dablaydaCiidanka weerartay. Kooxda weerar gaysatay ayaa watay laba gaadhi islamarkaana Rasaas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":5558,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5555","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1rB","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5555","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5555"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5555\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5555"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5555"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5555"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}