{"id":55546,"date":"2020-03-01T10:21:51","date_gmt":"2020-03-01T10:21:51","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=55546"},"modified":"2020-03-01T10:21:51","modified_gmt":"2020-03-01T10:21:51","slug":"xubno-ku-sigtay-in-laga-caydhiyo-xisbiga-waddani-sabaabta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/03\/01\/xubno-ku-sigtay-in-laga-caydhiyo-xisbiga-waddani-sabaabta\/","title":{"rendered":"Xubno Ku Sigtay In Laga Caydhiyo Xisbiga Waddani + Sabaabta"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyonews) Guddoomiyaha xisbiga Waddani Dr Cabdiraxmaan Cirro, ayaa maanta shirkii guddida fulinta ee xisbigiisa u soo jeediyay in laga tashado Anshax marin lagu sameeyo s<span class=\"text_exposed_show\">iyaasiyiinta kala ah xildhibaan Ibraahim Mahdu Buubaa iyo Maxamed Carraale Duur.<\/span><\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>Inkasta oo la sheegay in aan guddida fulinta Waddani cod rasmiya qaadin haddana xubno ka tirsan guddida ayaa markiiba ka hor yimi aragtida guddoomiyaha taas oo keentay in layska dhaafo soo jeedinta Cabdiraxmaan Cirro.<\/p>\n<p>Cirro, ayaa doonayay in xubnahan lagu sameeyo Anshax marin kadib markii dhawaan ay madaxweyne Biixi, ku taageereen furitaanka Ururada siyaasadda.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyonews) Guddoomiyaha xisbiga Waddani Dr Cabdiraxmaan Cirro, ayaa maanta shirkii guddida fulinta ee xisbigiisa u soo jeediyay in laga tashado Anshax marin lagu sameeyo siyaasiyiinta kala ah xildhibaan Ibraahim Mahdu Buubaa iyo Maxamed Carraale Duur. Inkasta oo la sheegay in aan guddida fulinta Waddani cod rasmiya qaadin haddana xubno ka tirsan guddida ayaa markiiba [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-55546","post","type-post","status-publish","format-standard","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-erU","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55546","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=55546"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55546\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":55547,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55546\/revisions\/55547"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=55546"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=55546"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=55546"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}