{"id":55520,"date":"2020-02-29T13:27:19","date_gmt":"2020-02-29T13:27:19","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=55520"},"modified":"2020-02-29T13:27:19","modified_gmt":"2020-02-29T13:27:19","slug":"fursad-intee-la-eg-ayuu-pogba-u-heystaa-inuu-soo-laabto-kulanka-manchester-derby","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/02\/29\/fursad-intee-la-eg-ayuu-pogba-u-heystaa-inuu-soo-laabto-kulanka-manchester-derby\/","title":{"rendered":"Fursad intee la eg ayuu Pogba u heystaa inuu soo laabto kulanka Manchester derby"},"content":{"rendered":"<p><strong>London (Arabsiyo News)<\/strong>Xiddiga khadka dhexe ee Manchester United Paul Pogba ayaa ku laaban doona tababarka kooxda koowaad isbuuca soo socda isagoo fursad u helaya inuu ciyaaro kulanka Derby-ga ee ay la ciyaarayaan Manchester City, sida ay sheegayaan wararka ka imanaya France.<\/p>\n<p>26-sano jirkan ayaa kaliya si rasmi ah ugu soo muuqday Man United xilli ciyaareedkan, isagoo saftay kaliya labo kulan oo horyaalka ah tan iyo bishii Sebtember.<\/p>\n<p>Pogba wuxuu la dhibtoonayay dhaawac canqowga ah kaas oo dib looga sii darsaday bishii Decemberr, wuxuuna u baahnaa inuu maro qalliin bishii hore.<\/p>\n<p>Sida laga soo xigtay wargeyska Faransiiska ah ee \u201cL\u2019Equipe, ciyaaryahanka qadka dhexe wuxuu heystaa 50-50 fursad ah inuu kasoo muuqdo kulanka Manchester derby ee dhici doona 8-da Maarso, laakiin kulanka Spurs ayaa laga yaaba in uu dib garoomada ugu soo noqdo.<\/p>\n<p>Warbixinta ayaa sidoo kale sheegeysa in tababaraha France Didier Deschamps uu qarka u saaran yahay inuu ka tago Pogba kullamada saaxibtinimo ee qaranka uu ciyaararo bisha March.<\/p>\n<p>Qaranka heysata hanashada Koobka Adduunka 2018-kii ayaa wajihi doonta Ukraine iyo Finland, laakiin Deschamps ayaan dooneynin inuu qatar geliyo xiddiga qadka dhexe haddii uusan ka soo muuqan kulanka Manchester City.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>London (Arabsiyo News)Xiddiga khadka dhexe ee Manchester United Paul Pogba ayaa ku laaban doona tababarka kooxda koowaad isbuuca soo socda isagoo fursad u helaya inuu ciyaaro kulanka Derby-ga ee ay la ciyaarayaan Manchester City, sida ay sheegayaan wararka ka imanaya France. 26-sano jirkan ayaa kaliya si rasmi ah ugu soo muuqday Man United xilli ciyaareedkan, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":55521,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[8],"tags":[],"class_list":["post-55520","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-ciyaaraha"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Pogbaaa-644x405.png?fit=644%2C405&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-eru","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55520","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=55520"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55520\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":55522,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55520\/revisions\/55522"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/55521"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=55520"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=55520"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=55520"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}