{"id":55407,"date":"2020-02-23T08:48:28","date_gmt":"2020-02-23T08:48:28","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=55407"},"modified":"2020-02-23T08:48:28","modified_gmt":"2020-02-23T08:48:28","slug":"itoobiay-oo-markii-ugu-horreeyay-ka-hadashay-kulankii-dhex-maray-biixi-iyo-farmaajo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/02\/23\/itoobiay-oo-markii-ugu-horreeyay-ka-hadashay-kulankii-dhex-maray-biixi-iyo-farmaajo\/","title":{"rendered":"Itoobiay Oo Markii Ugu Horreeyay Ka Hadashay Kulankii Dhex-Maray Biixi Iyo Farmaajo"},"content":{"rendered":"<p class=\"has-medium-font-size\">Dowladda Itoobiya ayaa markii ugu horreeyay ka hadashay kulankii dhawaan dhex-maray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed\u00a0 Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, kaasi oo ka dhacay Magaalada Addis Ababa.<\/p>\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-38496\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/somalilandtoday.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/biixi-iyo-farmaajo.jpg?w=696&#038;ssl=1\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" srcset=\"https:\/\/somalilandtoday.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/biixi-iyo-farmaajo.jpg 750w, https:\/\/somalilandtoday.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/biixi-iyo-farmaajo-300x172.jpg 300w\" alt=\"\" \/><\/figure>\n<p class=\"has-medium-font-size\">War qoraal ah oo kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda dowladda Itoobiya ayaa lagu sheegay inay tahay arrin wanaagsan raali-gelintii Madaxweyne Farmaajo uu ka bixiyay dhibaatadii dowladda Kacaanka u geysatay shacabkii Gobolada Waqooyi, iyadoo xilligaas la adeegsanayay magaca dowladda.<\/p>\n<p class=\"has-medium-font-size\">Sidoo kale\u00a0 Qoraalka Itoobiya ayaa waxaa lagu sheegay in aqbalaadii Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ee raali-gelintii Farmaajo ay tahay mid muujineysa isku soo dhawaansho labada dhinac ee Soomaaliya iyo Somaliland.<\/p>\n<p class=\"has-medium-font-size\">\u201cMadaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa soo dhaweeyay raali-gelin guud oo uu Madaxweyne Maxamed Farmaajo ka bixiyay xasuuqyadii Siyaad Barre, Madaxweyne Biixi wuxuu ugu sacabo tumay tallaabadan inay tahay mid taariikhi ah\u201d ayaa lagu yidhi qoraal ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya.<\/p>\n<p class=\"has-medium-font-size\">Si kastaba kulankii dhexmaray Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa kasoo shaqeeyay Ra\u2019iisul Wasaare Abiy Axmed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Itoobiya ayaa markii ugu horreeyay ka hadashay kulankii dhawaan dhex-maray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed\u00a0 Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, kaasi oo ka dhacay Magaalada Addis Ababa. War qoraal ah oo kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda dowladda Itoobiya ayaa lagu sheegay inay tahay arrin wanaagsan raali-gelintii Madaxweyne Farmaajo uu ka bixiyay dhibaatadii dowladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":17,"featured_media":55408,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-55407","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/tststs.png?fit=567%2C315&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-epF","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55407","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/17"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=55407"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55407\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":55409,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55407\/revisions\/55409"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/55408"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=55407"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=55407"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=55407"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}