{"id":55387,"date":"2020-02-22T09:41:48","date_gmt":"2020-02-22T09:41:48","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=55387"},"modified":"2020-02-22T09:41:48","modified_gmt":"2020-02-22T09:41:48","slug":"ruushka-oo-ka-hadlay-in-uu-doonayo-in-uu-saldhig-millatari-ka-samaysto-berbera","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/02\/22\/ruushka-oo-ka-hadlay-in-uu-doonayo-in-uu-saldhig-millatari-ka-samaysto-berbera\/","title":{"rendered":"Ruushka Oo Ka Hadlay In Uu Doonayo In Uu Saldhig Millatari Ka Samaysto Berbera"},"content":{"rendered":"<p class=\"has-medium-font-size\">Safiirka Ruushka ee dalka Djibouti danjire Mikhail Golovanov, ayaa sheegay inaanay dawladda Ruushka u qorshaysnayn inay saldhig milatari ka samaysto Berbera.<\/p>\n<p class=\"has-medium-font-size\">Safiirka Ruuska ee Djibouti oo u waramay shabakadda wararka ee RIA Novosti News Agency, ayaa waxa su\u2019aalihii la weydiiyay ka mid ahaa wararka sheegaya in dalka Ruushku uu saldhig milatari ka samaysanayo Berbera, waxaanu safiirku su\u2019aashaas si kooban ugaga jawaabay, \u201cRuushku; ma waddo inuu dekedda Berbera ka samaysto saldhig milatari. Wada hadalo arrintan ku saabsan lama qabanin.\u201d<\/p>\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-38461\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/somalilandtoday.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Putin.jpg?w=696&#038;ssl=1\" sizes=\"(max-width: 840px) 100vw, 840px\" srcset=\"https:\/\/somalilandtoday.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Putin.jpg 840w, https:\/\/somalilandtoday.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Putin-300x161.jpg 300w, https:\/\/somalilandtoday.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Putin-768x411.jpg 768w\" alt=\"\" \/><\/figure>\n<p class=\"has-medium-font-size\">Wargeyska caanka ah ee New York Times, ayaa horaantii bishan\u00a0 qoray warbixin uu ciwaan uga dhigay \u201cRuushka oo saamayn sii kordhaysa ku leh Afrika iyo Reer\u00a0 Galbeed badan oo ka werwersan.\u201d, waxaanu warbixintaas ku sheegay in dalka Ruusku uu xidhiidho badan la sameeyayAfrika, kuwaas oo uu kaga kasbaday kalsooni.<\/p>\n<p class=\"has-medium-font-size\">Wargeyska oo soo xiganaya saraakiil Maraykan ah oo katirsan waaxda gaashaandhiga ee Maraykanka, wuxuu sheegay in meelaha uu Ruushku isha ku hayo ay ka mid tahay dekedda Berbera ee Somaliland, \u201cSida ay sheegeen saraakiil ka tirsan Wasaaradda Gaashaandhigu, madaxda Ruushku waxa ay isha ku hayaan dekedda Berbera inay u noqoto goob ay ka samaystaan saldhig ku yaalla magaalo Xeebeedda Berbera ee Somaliland oo dhacda Gacanka Cadan. Shiinaha iyo Maraykanka, oo saldhigyo ciidan ku leh Jibuuti, waxa ay la wadaagaan isla xeeb dekedda ay suurtagalka tahay in Ruushku dego.\u201d Sidaas ayay tdhi warbixinta wargeysku qoray.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Safiirka Ruushka ee dalka Djibouti danjire Mikhail Golovanov, ayaa sheegay inaanay dawladda Ruushka u qorshaysnayn inay saldhig milatari ka samaysto Berbera. Safiirka Ruuska ee Djibouti oo u waramay shabakadda wararka ee RIA Novosti News Agency, ayaa waxa su\u2019aalihii la weydiiyay ka mid ahaa wararka sheegaya in dalka Ruushku uu saldhig milatari ka samaysanayo Berbera, waxaanu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":17,"featured_media":55388,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-55387","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/jaalo.png?fit=563%2C291&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-epl","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55387","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/17"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=55387"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55387\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":55390,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55387\/revisions\/55390"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/55388"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=55387"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=55387"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=55387"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}