{"id":5537,"date":"2015-02-08T20:44:58","date_gmt":"2015-02-08T20:44:58","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=5537"},"modified":"2015-02-08T20:44:58","modified_gmt":"2015-02-08T20:44:58","slug":"craxmaan-cirow-adaa-kow-ka-ah-sharci-jabinta-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/08\/craxmaan-cirow-adaa-kow-ka-ah-sharci-jabinta-dalka\/","title":{"rendered":"C\/RAXMAAN CIROW ADAA KOW KA AH SHARCI JABINTA DALKA!"},"content":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Baarlamaanka ahana Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah eeWadani,ayaa ah Masuulka ugu Sharci Jabinta badan Dalka,ee hadana Dalkan Ka doonaya inuu Madax ka noqdo,laakiin ay madaxnimadu ujirto inta uu Cirku ujiro.<!--more--><\/p>\n<p>Isagoo ladoortay 5 Sano ayuu fadhiyaa 10Sano oo uu Mudo dhaafay ,ku darsoo uu hadana Yidhi Xisbi mucaarid ayaan Madax ka ahay,hada Ninkii aynu Shari dajintii dalka ku aaminay ninka ina le Xisbi ayaan Gudoomiye ka ahay,iyadoo<br \/>\nCamal la aantu Maanta halkay Gaadhay La ogyahay Waxaad tahay Ninka laba mushahar kaligii qaata Bajadkii baarlamaanka Gacantiisa ku maamula,Guntii iyo Gabagabadii waxaasoo dhani kama qarsoona Shacabka wanaagsan ee Reer Soomaaliland adoo intaasoo dhan ku tumanaya Sharciga,walina Cabanaya.Maanta oo aad Kursigii Sadexaad Baratakoolka dalkeena fadhidaad Sidan tahee.markaad ka ugu Sareeya aad tagto Maxaa lagaa fili Gabaygii Ibraahin Gadhle Waxa ku jirtay.Magacaagu yuu noqon mid xumaan kamarag kaca.Sida<br \/>\nCamal la aantu Maanta halkay Gaadhay La ogyahay Waxaad tahay Ninka laba mushahar kaligii qaata Bajadkii baarlamaanka Gacantiisa ku maamula,Guntii iyo Gabagabadii waxaasoo dhani kama qarsoona Shacabka wanaagsan ee Reer Soomaaliland adoo intaasoo dhan ku tumanaya Sharciga,walina Cabanaya.Maanta oo aad Kursigii Sadexaad Baratakoolka dalkeena fadhidaad Sidan tahee.markaad ka ugu Sareeya aad tagto Maxaa lagaa fili Gabaygii Ibraahin Gadhle Waxa ku jirtay.Magacaagu yuu noqon mid xumaan kamarag kaca.Sida<br \/>\nMacawiisaha qaar qofba maalin yuu xidhan,Midigtaadu yay noqon mid tolkeed umuruqwayn,Maalkaagu yuunoqon Mid Masalaha Rasuulkiyo Mid masaajid lagu gubo!<br \/>\nMuuse Xuseen Xasan<br \/>\nArabsiyo S\/land<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Baarlamaanka ahana Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah eeWadani,ayaa ah Masuulka ugu Sharci Jabinta badan Dalka,ee hadana Dalkan Ka doonaya inuu Madax ka noqdo,laakiin ay madaxnimadu ujirto inta uu Cirku ujiro.<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":5538,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-5537","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-arimaha-bulshada"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1rj","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5537","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5537"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5537\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5537"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5537"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5537"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}