{"id":55321,"date":"2020-02-18T10:30:15","date_gmt":"2020-02-18T10:30:15","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=55321"},"modified":"2020-02-18T10:30:15","modified_gmt":"2020-02-18T10:30:15","slug":"maxkamadda-ciidamada-oo-xukun-ku-riday-rag-lagu-eedayay-ka-tirsanaanta-alshabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/02\/18\/maxkamadda-ciidamada-oo-xukun-ku-riday-rag-lagu-eedayay-ka-tirsanaanta-alshabaab\/","title":{"rendered":"Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday rag lagu eedayay ka tirsanaanta Alshabaab"},"content":{"rendered":"<p>Maxkamadda Ciidamadda Qalabka sidda ayaa xukun min 10-sano ah oo xabsi ciidan ah ku riday Cabbduqaadir Suufi Muunye &amp; Saciid Cumar Cabbdullaahi ka dib markii ay ku heshay in Alshabaab ay u qaabilsanaayeen xagga Maamulka iyo Maaliyadda Tuulada Mareerey ee hoos tagta Afgooye.<\/p>\n<p>Dhanka kale Xasan Luqmaan Xuseen Ibraahim ayaa Idaacadda Alfurqaan u ahaa wakiil wareed xagga dhaq-dhaqaaqa ganacsiga u gudbin jiray sida ay Maxkamaddu sheegtay waxaana lagu xukumay 8-sano oo xabsi ciidan ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda Ciidamadda Qalabka sidda ayaa xukun min 10-sano ah oo xabsi ciidan ah ku riday Cabbduqaadir Suufi Muunye &amp; Saciid Cumar Cabbdullaahi ka dib markii ay ku heshay in Alshabaab ay u qaabilsanaayeen xagga Maamulka iyo Maaliyadda Tuulada Mareerey ee hoos tagta Afgooye. Dhanka kale Xasan Luqmaan Xuseen Ibraahim ayaa Idaacadda Alfurqaan u ahaa wakiil [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":17,"featured_media":55322,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-55321","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/fddfdf.png?fit=641%2C338&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-eoh","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55321","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/17"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=55321"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55321\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":55323,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55321\/revisions\/55323"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/55322"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=55321"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=55321"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=55321"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}