{"id":55243,"date":"2020-02-11T10:00:35","date_gmt":"2020-02-11T10:00:35","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=55243"},"modified":"2020-02-11T10:00:35","modified_gmt":"2020-02-11T10:00:35","slug":"laba-ka-mid-ah-raggii-lagu-helay-kufsigii-iyo-dilkii-loo-geystay-caaisho-ilyaas-oo-saaka-la-toogtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/02\/11\/laba-ka-mid-ah-raggii-lagu-helay-kufsigii-iyo-dilkii-loo-geystay-caaisho-ilyaas-oo-saaka-la-toogtay\/","title":{"rendered":"Laba Ka Mid Ah Raggii Lagu Helay Kufsigii Iyo Dilkii Loo Geystay Caa\u2019isho Ilyaas Oo Saaka La Toogtay&#8221;"},"content":{"rendered":"<p class=\"has-medium-font-size\">Ciidamada maamul gobolleedka Puntland ayaa saaka toogasho ku fuliyey laba ka mid ah saddexdii nin ee lagu helay kufsigii iyo dilkii loo geystay Caa\u2019isho Ilyaas Aadan oo 12- jir ahed, dhacdadaas oo si weyn u taabatay dadka Soomaalida.<\/p>\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-38105\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/somalilandtoday.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/dil-324x235-1.jpg?w=696&#038;ssl=1\" sizes=\"(max-width: 648px) 100vw, 648px\" srcset=\"https:\/\/somalilandtoday.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/dil-324x235-1.jpg 648w, https:\/\/somalilandtoday.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/dil-324x235-1-300x218.jpg 300w\" alt=\"\" \/><\/figure>\n<p class=\"has-medium-font-size\">Raggaan ayaa lagu toogtay fagaare ku yaalla magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland, ahna caasimada gobolka Bari.<\/p>\n<p class=\"has-medium-font-size\">Labada nin ee la toogtay ayaa kala ahaa: Cabdifitaax Cabdiraxmaan Warsame &amp; Cabdishakuur Maxamed Dige, halka muddo 10 Cisho ah dib loo dhigey toogashada Cabdisalaan Cabdiraxmaan Warsame.<\/p>\n<p class=\"has-medium-font-size\">Wararka ayaa sheegaya in sababta xukunsanaha toogashada looga reebay ay tahay inuu dalbaday Aabaha Dhalay Caaisha ee Ilyaas Aadan.<\/p>\n<p class=\"has-medium-font-size\">Toogashada laga fuliyey ragaan ayaa hora loo sii ogaaa, waxaana 12-kii bishii hore shaaciyey xeer ilaaliyaha guud ee maamulka Puntland.<\/p>\n<p class=\"has-medium-font-size\">Dad badan ayaa si aad ah u soo dhoweeyey in ay cadaaladda ay hesho Caaisho Yar oo bishii February ee sanadkii la soo dhaafay 2019-kii la\u2019isugu daray kusfi iyo dil.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada maamul gobolleedka Puntland ayaa saaka toogasho ku fuliyey laba ka mid ah saddexdii nin ee lagu helay kufsigii iyo dilkii loo geystay Caa\u2019isho Ilyaas Aadan oo 12- jir ahed, dhacdadaas oo si weyn u taabatay dadka Soomaalida. Raggaan ayaa lagu toogtay fagaare ku yaalla magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland, ahna caasimada gobolka Bari. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":17,"featured_media":55244,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-55243","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/dfdf.png?fit=610%2C364&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-en1","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55243","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/17"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=55243"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55243\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":55246,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55243\/revisions\/55246"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/55244"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=55243"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=55243"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=55243"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}