{"id":55240,"date":"2020-02-11T09:58:37","date_gmt":"2020-02-11T09:58:37","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=55240"},"modified":"2020-02-11T09:58:37","modified_gmt":"2020-02-11T09:58:37","slug":"dowladda-ruushka-oo-xukun-adag-riday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/02\/11\/dowladda-ruushka-oo-xukun-adag-riday\/","title":{"rendered":"Dowladda Ruushka Oo Xukun Adag Riday&#8221;"},"content":{"rendered":"<p class=\"has-medium-font-size\">Maxkamad ku taalla dalka Ruushka ayaa xabsi gaadhay lix illaa iyo 10 sanno ku xukuntay todoba xubnood oo ka mid ah shaqsiyaadka u ololeeya xisbiga midigta ee mucaaradka ku ah dowladda.<\/p>\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-38109\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/somalilandtoday.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/158136598821301.jpg?w=696&#038;ssl=1\" sizes=\"(max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"https:\/\/somalilandtoday.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/158136598821301.jpg 800w, https:\/\/somalilandtoday.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/158136598821301-300x169.jpg 300w, https:\/\/somalilandtoday.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/158136598821301-768x432.jpg 768w\" alt=\"\" \/><\/figure>\n<p class=\"has-medium-font-size\">Waxaa lagu eedeeyay in ay maleegayeen weeraro ka dhaca ruushka intii lagu guda jiray koobkii Adduunka ee sannadkii 2018-kii.<\/p>\n<p class=\"has-medium-font-size\">Xubnahaan oo ka tirsan kooxda lagu magacaabo Network, ayaa doonayay in weerar ay ka geystaan magaalada Penza.<\/p>\n<p class=\"has-medium-font-size\">Si kastaba ha ahaatee eedeysanayaasha oo da\u2019dooda u dhaxeyso 23 ilaa 31 sano jir ayaa diiday danbiga lagu soo oogay.<\/p>\n<p class=\"has-medium-font-size\">Iyaga oo hadal kooban ka jeedinayay Maxkamada ayaa waxay ku eedeeyeen maamulka Kremlin ka in uu ku xadgudbay intii ay xabsiga ku Jireen.<\/p>\n<p class=\"has-medium-font-size\">Dalka Ruushka ayaa dhowr mar waxaa ka dhacay weeraro argagixiso oo lagu qaaday xarumaha Dowlada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamad ku taalla dalka Ruushka ayaa xabsi gaadhay lix illaa iyo 10 sanno ku xukuntay todoba xubnood oo ka mid ah shaqsiyaadka u ololeeya xisbiga midigta ee mucaaradka ku ah dowladda. Waxaa lagu eedeeyay in ay maleegayeen weeraro ka dhaca ruushka intii lagu guda jiray koobkii Adduunka ee sannadkii 2018-kii. Xubnahaan oo ka tirsan kooxda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":17,"featured_media":55241,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-55240","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/ffdf.png?fit=652%2C312&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-emY","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55240","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/17"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=55240"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55240\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":55242,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55240\/revisions\/55242"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/55241"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=55240"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=55240"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=55240"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}