{"id":55166,"date":"2020-02-08T12:35:25","date_gmt":"2020-02-08T12:35:25","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=55166"},"modified":"2020-02-08T12:35:25","modified_gmt":"2020-02-08T12:35:25","slug":"kooxda-barcelona-oo-isku-day-iney-la-soo-saxiixdan-weeraryahanka-kooxda-psg-ee-cavani","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/02\/08\/kooxda-barcelona-oo-isku-day-iney-la-soo-saxiixdan-weeraryahanka-kooxda-psg-ee-cavani\/","title":{"rendered":"Kooxda Barcelona, oo isku day iney la soo saxiixdan weeraryahanka kooxda PSG ee Cavani."},"content":{"rendered":"<p><strong>France(Arabsiyo News)-<\/strong>Bishii la soo dhaafay ee January Cavani, ayaa isku sigtay inuu yimaado horyal Spain ee La Liga balse kooxda Atl\u00e9tico, kaliya ma,ahayn naadiyaddii sida weyn iskugu dayey ineyso qaatan laacibkan sida aadka ahi loo hadal hayey inuu ka dhaqaaqayo kooxda france PSG. Kooxda Barcelona, ayaana la ogaaday iney si adag dadaal ugu gashay soo iibsashadda xiddigan saacaddiihii ugu dambeyey ee suuqa kala iibsiga ciyaaryahanadda ee Yurub.<\/p>\n<p>Warsidaha france kaso baxa ee &#8216;L&#8217;\u00c9quipe&#8217;, ayaana kafishay in kooxda Atl\u00e9tico, oo kaliya in uuusan xiiso ka heleynin laacibka Cavani, balse sido kale Barcelona, ay isku day iney la soo wareegan xiddigan reer Uruguay Edinson Cavani, badalka xiddiga ay isku qaran yihiin ee Luis Suarez, oo kooxda dhaawac kaga maqan.<\/p>\n<p>Wargeyska L&#8217;\u00c9quipe&#8217;, ayaana xaqiijiyey in sababo la xariira dhaawaca Luis Suarez, ay kooxda <em>blaugrana, suuuqa u gashay badalkiisa in kooxda lagu soo daro,<\/em>Edinson Cavani, ayaana kooxdu u aragtay xiddig dabooli kara baahida weerar ee kooxda balse <em>blaugrana,<\/em> kuma guuleysan in saacadihii ugu dambeyey ee suuqa kala wareega xiddigaha yurub helaan Edinson Cavani.<\/p>\n<p>Wararku waxa ay intaas ku dareen in Cavani, uu ka biyo diiday inuu ku biiro kooxda Barcelona, sababa la xariira inuu fahansana in Luis Suarez, dib ugu soo laabanayo kooxda ilaa bisha April, balse lagu meel gaarayo ilaa bisha \u00a0April inta laga garayo. Sido kale Edinson Cavani, ayaa kooxda koowad ee uu doonayey inuu biiro waxa ay ahayd kooxda Atl\u00e9tico Madrid, laakiin wadda hadaladdi la isku fahmi waayey.<\/p>\n<p>Xiddiga Edinson Cavani, ayaa ku jiheysanaa Horyaal Spain ee La Liga iyo kooxda Atl\u00e9tico balse Kooxda Barcelona ayaa la ogaaday rabitaankeedii ku aadana in Cavani, ay ka afduubtaan kooxda Atl\u00e9tico Madrid.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>\u00a0W\/Q: Abdiwali Bile Abdullahi<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>France(Arabsiyo News)-Bishii la soo dhaafay ee January Cavani, ayaa isku sigtay inuu yimaado horyal Spain ee La Liga balse kooxda Atl\u00e9tico, kaliya ma,ahayn naadiyaddii sida weyn iskugu dayey ineyso qaatan laacibkan sida aadka ahi loo hadal hayey inuu ka dhaqaaqayo kooxda france PSG. Kooxda Barcelona, ayaana la ogaaday iney si adag dadaal ugu gashay soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":16,"featured_media":55167,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[3,8],"tags":[],"class_list":["post-55166","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-arimaha-bulshada","category-ciyaaraha"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/agencia-efe_multimedia_4153448.multimedia.photos.16148234.file_.jpg?fit=776%2C517&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-elM","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55166","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/16"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=55166"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55166\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":55168,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55166\/revisions\/55168"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/55167"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=55166"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=55166"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=55166"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}