{"id":55148,"date":"2020-02-07T13:32:03","date_gmt":"2020-02-07T13:32:03","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=55148"},"modified":"2020-02-07T13:32:03","modified_gmt":"2020-02-07T13:32:03","slug":"boqor-burhaan-oo-ku-baaqay-in-laga-soo-saaro-ardayda-soomaalida-ee-ku-xayiran-shiinaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/02\/07\/boqor-burhaan-oo-ku-baaqay-in-laga-soo-saaro-ardayda-soomaalida-ee-ku-xayiran-shiinaha\/","title":{"rendered":"Boqor Burhaan oo Ku Baaqay In Laga Soo Saaro Ardayda Soomaalida ee Ku Xayiran Shiinaha"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Boqor Burhaan Boqor Muuse oo ku sugan Wadanka Saldanada Cumaan ayaa ka codsaday madaxda dowladda federaalka iyo maamul goboleedyada inay si degdeg ah ugu gurmadaan ardayda Soomaaliyeed ee ku xaniban Dalka Shiinaha , halkaasi oo uu ka dilaacay Viruska Corona Virus.<\/p>\n<\/div>\n<blockquote class=\"wp-block-quote\"><p>\u201cWaxaa halkaas naga jooga arday Soomaaliyeed oo waxbarasho u jooga. Waxaan ugu baaqayaa Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada in si deg deg ah xil layskaga saaro ardaydaas, oo lala gaaro wax allaale wixii gurmad ah oo lagu badbaadin karo\u201d ayuu yiri Boqor Burhaan boqor Muuse<\/p><\/blockquote>\n<p>Boqorka wuxuu ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogto u rajeeyay inay iska kaashadaan Khayre iyo Horumarka<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Boqor Burhaan wuxuu dowladda Shiinaha ugu baaqay inay joojiyaan dhibta ay ku hayaan dadka Muslimiinta ee Iigoorka oo malaayin qof oo shacabkaas ka mid ah lagu hayo Xabsiyo waaweyn oo lagu sheegay in lagu bedelo dhaqankooda.<\/p>\n<blockquote class=\"wp-block-quote\"><p>Waxaan xasuusinaynaa Dalka SHIINAHA dhibta ay Muslimiinta IIGOORKA ku hayaan inay leedahay cawaaqib xumo, waxaan ugu baaqaynaa dowladaas in la joojiyo Gumaadka, oo ay u ogolaadaan Qowmiyaddaas Xuqooqdooda.<\/p>\n<div class=\"8d29a5b4a09270855257ae871fb3e4c7\" data-index=\"3\"><\/div>\n<\/blockquote>\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img decoding=\"async\" class=\"wp-image-329925 jetpack-lazy-image jetpack-lazy-image--handled\" src=\"https:\/\/i1.wp.com\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Shina.jpg?ssl=1\" sizes=\"(max-width: 864px) 100vw, 864px\" srcset=\"https:\/\/i1.wp.com\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Shina.jpg?ssl=1 864w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Shina-380x214.jpg 380w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Shina-768x432.jpg 768w\" alt=\"\" data-recalc-dims=\"1\" data-lazy-loaded=\"1\" \/><\/figure>\n<p>Dhimashada uu dhaliyay Viruska Corona ayaa aad u sii kordhaysa iyadoo tirada dadka u dhintay ay haataan marayso 636, halkas dad ka badan 30 Kun qof uu ku dhacay Viruska.<\/p>\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img decoding=\"async\" class=\"wp-image-329926 jetpack-lazy-image jetpack-lazy-image--handled\" src=\"https:\/\/i1.wp.com\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Boqorka-749x1024.jpg?resize=749%2C1024&amp;ssl=1\" sizes=\"(max-width: 749px) 100vw, 749px\" srcset=\"https:\/\/i1.wp.com\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Boqorka-749x1024.jpg?resize=749%2C1024&amp;ssl=1 749w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Boqorka-278x380.jpg 278w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Boqorka-768x1050.jpg 768w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Boqorka.jpg 790w\" alt=\"\" data-recalc-dims=\"1\" data-lazy-loaded=\"1\" \/><\/figure>\n<div class=\"8d29a5b4a09270855257ae871fb3e4c7\" data-index=\"5\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Boqor Burhaan Boqor Muuse oo ku sugan Wadanka Saldanada Cumaan ayaa ka codsaday madaxda dowladda federaalka iyo maamul goboleedyada inay si degdeg ah ugu gurmadaan ardayda Soomaaliyeed ee ku xaniban Dalka Shiinaha , halkaasi oo uu ka dilaacay Viruska Corona Virus. \u201cWaxaa halkaas naga jooga arday Soomaaliyeed oo waxbarasho u jooga. Waxaan ugu baaqayaa Dowladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":17,"featured_media":55149,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-55148","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/sysysd.png?fit=584%2C360&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-elu","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55148","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/17"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=55148"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55148\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":55150,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55148\/revisions\/55150"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/55149"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=55148"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=55148"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=55148"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}