{"id":55119,"date":"2020-02-06T05:30:48","date_gmt":"2020-02-06T05:30:48","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=55119"},"modified":"2020-02-06T05:30:48","modified_gmt":"2020-02-06T05:30:48","slug":"madaxweynaha-jabuuti-oo-ka-hadlay-dagaalka-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/02\/06\/madaxweynaha-jabuuti-oo-ka-hadlay-dagaalka-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Jabuuti oo ka hadlay dagaalka Al-Shabaab&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaacil Cumar Geelle ayaa ka hadlay qodobo ay kamid yihiin dagaalka lagula jiro Al-Shabaab,khilaafka Shirkadda DP World ee laga leeyahay Imaaraadka oo Maxkamada london ay go\u2019aan ka gaartey iyo Saldhigyada qaar kamid ah dowladaha Caalamka ku leeyahay dalkaas.<\/p>\n<p>Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo la hadlayay Voada ayaa sheegay in sanadihii u dambeeyey ururka Al-Shabaab ee ka dagaalama qeybo badan oo Soomaaliya ah ay awoodooda yaraatay.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_2_3ba td_block_template_1 \"><\/div>\n<p>Waxa uu sheegay in dagaalkooda ay Al-Shabaab bilaabeen dagaalka sanadkii 2007, hayeeshee ay haatan yaqiinsadeyn in aysan sii wadi karin dagaalka ka dhanka ah Dowladda iyo Ciidamada AMISOM sida uu hadalka u dhigey.<\/p>\n<p>Dowladda Jabuuti ayaa waxaa ay kamid tahay dowladaha Soomaaliya ay ka joogaan Ciidamada ku howlgalla Magaca AMISOM,waxana Boqolaal Askari ay ka howlgalaan degmooyin kamid ah Gobolka Hiiraan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaacil Cumar Geelle ayaa ka hadlay qodobo ay kamid yihiin dagaalka lagula jiro Al-Shabaab,khilaafka Shirkadda DP World ee laga leeyahay Imaaraadka oo Maxkamada london ay go\u2019aan ka gaartey iyo Saldhigyada qaar kamid ah dowladaha Caalamka ku leeyahay dalkaas. Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo la hadlayay Voada ayaa sheegay in sanadihii u dambeeyey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":17,"featured_media":55120,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-55119","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/ffgfg.png?fit=684%2C441&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-el1","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55119","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/17"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=55119"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55119\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":55121,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55119\/revisions\/55121"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/55120"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=55119"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=55119"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=55119"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}