{"id":55116,"date":"2020-02-06T05:26:48","date_gmt":"2020-02-06T05:26:48","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=55116"},"modified":"2020-02-06T05:26:48","modified_gmt":"2020-02-06T05:26:48","slug":"mahdi-guuleedqorshaha-xal-u-helida-barakacayaasha-waa-muhiim","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/02\/06\/mahdi-guuleedqorshaha-xal-u-helida-barakacayaasha-waa-muhiim\/","title":{"rendered":"Mahdi Guuleed\u201dQorshaha xal u helida Barakacayaasha waa muhiim\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya, (XFS), Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar),ayaa daah furay qorshaha maamulka gobalka Banaadir ee xal u helidda barakacayaasha.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare ku-xigeenka ayaa munaasabadda lagu daah furayay qorshaha ka sheegay in Abaaaro, daadad iyo isbedelka cimilada adduunka oo iskaashaday ay sababeen in dad badan ay barakacayaal noqdaan, sidaa darteen uu qorshahaanu uu gacan weyn ka geysan doono in la xal waara loo helo barakacayaasha ku nool gobalka Banaadir.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_2_799 td_block_template_1 \"><\/div>\n<p>Qorshaha maamulka gobalka Banaadir ee xal u helidda barakacayaasha ayaa la jaan qaadaya qorshaha horumarinta qaranka 2020-2024, waxuuna guul ku tilmaamay Ra\u2019iisul Wasaare ku-xigeenku in ay socdaan dadaallo mideysan oo shacabka, dowladda iyo beesha caalamku ay ku doonayaan in xal kama dambeys ah loo helo barakacayaasha gobalka Banaadir<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya, (XFS), Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar),ayaa daah furay qorshaha maamulka gobalka Banaadir ee xal u helidda barakacayaasha. Ra\u2019iisul Wasaare ku-xigeenka ayaa munaasabadda lagu daah furayay qorshaha ka sheegay in Abaaaro, daadad iyo isbedelka cimilada adduunka oo iskaashaday ay sababeen in dad badan ay barakacayaal noqdaan, sidaa darteen uu qorshahaanu uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":17,"featured_media":55117,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-55116","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/uikj.png?fit=686%2C379&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-ekY","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55116","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/17"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=55116"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55116\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":55118,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55116\/revisions\/55118"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/55117"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=55116"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=55116"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=55116"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}