{"id":55092,"date":"2020-02-05T12:47:54","date_gmt":"2020-02-05T12:47:54","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=55092"},"modified":"2020-02-05T12:47:54","modified_gmt":"2020-02-05T12:47:54","slug":"lionel-messi-oo-dhaleeceyn-kala-dul-dhacay-agaasimaha-ciyaaraha-ee-kooxda-barcelona-eric-abidal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/02\/05\/lionel-messi-oo-dhaleeceyn-kala-dul-dhacay-agaasimaha-ciyaaraha-ee-kooxda-barcelona-eric-abidal\/","title":{"rendered":"Lionel Messi, oo dhaleeceyn kala dul dhacay Agaasimaha ciyaaraha ee Kooxda Barcelona Eric Abidal."},"content":{"rendered":"<p>Xiddiga Kooxda kubada cagta Barcelona Messi, ayaa eedeyn u jeediyey Agaasimaha<br \/>\nciyaaraha ee Barcelona Abidal, oo dhawaan wareysi uu bixiyey ku sheegay in xiddigaha Kooxda Barca, aysan si wacan ula shaqeyn Tababarihii shaqadda laga diray ee Ernesto<br \/>\nValverde. Macalinkii hore ee Barcelona Valverde, ayaa shaqadda Kooxda laga ceyriyey bishii<br \/>\nJanuary ee sanandkan, Quique Setien, ayaana lagu badalay oo hadda ah hoggaamiyaha<br \/>\noo Kooxda Blaugrana.<\/p>\n<p>Agaasimaha sportska Kooxda Blaugrana Abidal, oo ay qolka labiska Barcelona,<br \/>\nwaddaageen Messi, ayaa wareysi uu siiyey wargeyska Diario Sport ee fadhigiisu yahay<br \/>\nSpain, ayaa waxa uu ka hadlay xaaladda Kooxda Barcelona ee fasal ciyaareedkan, waxaa<br \/>\nuuna sheegay in Valverde, laga raacdeeyey shaqadda tababarnimo Blaugrana, Kooxda<br \/>\noo shaxda kala sareynta Horyaalka Spain ku jirta booska sare.<\/p>\n<p>32 sano jirka Kooxda Camp Nou Messi, ayaa mar uu ka warcelinaayey hadalka kaso<br \/>\nyeeray Abidal yiri \u201cmarka aad ka hadleyso ciyaaryahanadda, waa inaad magac xustaa oo<br \/>\naad sheegta xiddigaha gabay shaqadda Kooxda sababtoo ah haddii aadan sidaas<br \/>\nsamaynin waxaad bixineysa xog aan run ahayn\u201d.<\/p>\n<p>Abidal, ayaa yiri xiddigo badan oo Kooxda jooga ma qanacsanayn ama si adag uma<br \/>\nshaqeeyaan, waxaana jirta dhibaato dhanka xariirka gudaha ah. \u201c xariirka ka dhaxeeya<br \/>\nmacalinka iyo qolka labiska had iyo jeer waxa uu ahaa mid wanagsan balse waxaa<br \/>\nmuuqday arrimo ka ciyaaryahan hore ahaan aanan i farxad galin, wana la wadaagay<br \/>\nKooxda, waxaan ku fekeraayey, go,aanna waan ka gaarnay\u201d<\/p>\n<p>Xiddiga lixda jeer ku guuleystay Abaalmarinta Ballon d&#8217;or Messi, ayaa qoraal usoo<br \/>\ndhigay bartiisa Instagram, ku yiri\u201dxaqiiqdii, ma jaclaysan waxaa uu samayey Abidal<br \/>\nlaakiin waxaan maleynayaa in qof walba shaqaddiisa uu mas,uul ka yahay iyo<br \/>\ngo,aanadodda\u201d<\/p>\n<p>Sido kale Eric Abidal, Agaasimaha ciyaaraha ee Kooxda Blaugrana, ayaa<br \/>\nwareysigiisa ku sheegay in messi uu ku faraxsan yahay Kooxda iyo qandaraaska<br \/>\ncusub ee Kooxda Blaugrana, uu la galay.<\/p>\n<p>W\/Q: Abdiwali Bile Abdullahi<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xiddiga Kooxda kubada cagta Barcelona Messi, ayaa eedeyn u jeediyey Agaasimaha ciyaaraha ee Barcelona Abidal, oo dhawaan wareysi uu bixiyey ku sheegay in xiddigaha Kooxda Barca, aysan si wacan ula shaqeyn Tababarihii shaqadda laga diray ee Ernesto Valverde. Macalinkii hore ee Barcelona Valverde, ayaa shaqadda Kooxda laga ceyriyey bishii January ee sanandkan, Quique Setien, ayaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":16,"featured_media":55093,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[8],"tags":[],"class_list":["post-55092","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-ciyaaraha"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/messi-eric-abidal_1n1vvx680n7ql1o4pn344rbrc5.jpg?fit=1600%2C900&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-ekA","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55092","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/16"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=55092"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55092\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":55094,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55092\/revisions\/55094"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/55093"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=55092"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=55092"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=55092"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}