{"id":55089,"date":"2020-02-05T06:05:48","date_gmt":"2020-02-05T06:05:48","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=55089"},"modified":"2020-02-05T06:05:48","modified_gmt":"2020-02-05T06:05:48","slug":"wasiir-sadiiq-warfaa-oo-la-kulmey-raiisul-wasaaraha-sweden","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/02\/05\/wasiir-sadiiq-warfaa-oo-la-kulmey-raiisul-wasaaraha-sweden\/","title":{"rendered":"Wasiir Sadiiq Warfaa oo la kulmey Ra\u2019iisul Wasaaraha Sweden&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Sadiiq Warfaa oo ku sugan Magaalada Paris ee Caasimadda wadanka Faransiiska waxaa uu halkaasi kula kulmey Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka Sweden, Stefan Lofven.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa u gudbiyey Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka Sweden sida ay dowladda Soomaaliya uga go\u2019antahay wada-hadallada bulshada iyo xal u helida shaqada,iyadoo wadajir loo shaqeynayo.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_2_90a td_block_template_1 \"><\/div>\n<p>Wasiirka ayaa sidoo kale dowladda Sweden uga mahadceliyay taageerada ay siiso Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka Sweden, Stefan Lofven ayaa dhankiisa sheegay in marwalba dowladiisa ay garab taagnaan doonto Shacabka Soomaaliyeed oo xilligaan ay wajahaan dhibaatooyin kala duwan.<\/p>\n<p>Wasiir Sadiiq Warfaaf ayaa dalka Faransiiska waxaa uu uga qeyeb galay shir weynaha mustaqbalka shaqada,waxaana la filayaa in uu la kulmao madax kala duwan oo Shirkaasi ka qeyb-gashay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Sadiiq Warfaa oo ku sugan Magaalada Paris ee Caasimadda wadanka Faransiiska waxaa uu halkaasi kula kulmey Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka Sweden, Stefan Lofven. Wasiirka ayaa u gudbiyey Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka Sweden sida ay dowladda Soomaaliya uga go\u2019antahay wada-hadallada bulshada iyo xal u helida shaqada,iyadoo wadajir loo shaqeynayo. Wasiirka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":17,"featured_media":55090,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-55089","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/ddsdsd.png?fit=610%2C451&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-ekx","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55089","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/17"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=55089"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55089\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":55091,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55089\/revisions\/55091"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/55090"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=55089"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=55089"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=55089"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}