{"id":55046,"date":"2020-02-04T09:24:15","date_gmt":"2020-02-04T09:24:15","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=55046"},"modified":"2020-02-04T09:24:15","modified_gmt":"2020-02-04T09:24:15","slug":"wasiir-fowsiya-oo-ka-hadashay-baaritaanka-coronavirus-ee-garoonka-ka-bilaabeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/02\/04\/wasiir-fowsiya-oo-ka-hadashay-baaritaanka-coronavirus-ee-garoonka-ka-bilaabeen\/","title":{"rendered":"Wasiir Fowsiya oo ka hadashay Baaritaanka Coronavirus ee Garoonka ka bilaabeen"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda CaafimaadkaSoomaaliya, Dr. Fowziya Abiikar Nur ayaa maanta kormeer ku tagtay shaqada Caafimaad ee ka socota Garoonka Aadan-Caddesi loo dar dar galiyo adeegga baarista cududrrada faafa gaar ahaan cudurka Coronavirus.<\/p>\n<p>Wasaaradda ayaa Maanta garoonka ka bilaawdey howlo la xirira baaris Caafimad loo la marsiinayo dadka Garoonka kasoo degaya,si looga hortago waxyeelada ka dhalan karta Cudurka Coronavirus oo dhawaan ka dilaacey dalka Shiinaha sidoo kalena lagu arkay wadamo kamid ah Afrka.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_2_66b td_block_template_1 \"><\/div>\n<p>Wasiiradda Caafimaadka ayaa waxaa ay kulamo shaqo la qaadatay Wasaaradda Duulista iyo Hawada, Wasiir Maxamed Cabdullahi Oomaar iyo sidoo kale hay\u2019adda socdaalka iyo jinsiyada iyo Hay\u2019adaha kale ee ka howlgala airportka,iyada oo kala hadashay sidii howshaan loo daradar gelin lahaa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda CaafimaadkaSoomaaliya, Dr. Fowziya Abiikar Nur ayaa maanta kormeer ku tagtay shaqada Caafimaad ee ka socota Garoonka Aadan-Caddesi loo dar dar galiyo adeegga baarista cududrrada faafa gaar ahaan cudurka Coronavirus. Wasaaradda ayaa Maanta garoonka ka bilaawdey howlo la xirira baaris Caafimad loo la marsiinayo dadka Garoonka kasoo degaya,si looga hortago waxyeelada ka dhalan karta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":17,"featured_media":55047,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-55046","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/REERRER.png?fit=694%2C392&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-ejQ","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55046","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/17"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=55046"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55046\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":55048,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55046\/revisions\/55048"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/55047"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=55046"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=55046"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=55046"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}