{"id":55021,"date":"2020-02-03T14:44:26","date_gmt":"2020-02-03T14:44:26","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=55021"},"modified":"2020-02-03T14:44:26","modified_gmt":"2020-02-03T14:44:26","slug":"deg-deg-dad-u-socdey-aroos-oo-qarax-ku-dhintey-jubbada-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/02\/03\/deg-deg-dad-u-socdey-aroos-oo-qarax-ku-dhintey-jubbada-hoose\/","title":{"rendered":"DEG DEG: Dad u Socdey Aroos Oo Qarax ku Dhintey Jubbada Hoose&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 4 qof oo rayid ah ayaa ku dhimatay lix kalena way ku dhaawacmeen kadib baabuur nooca loo yaqaan Caasiga oo qarax miino lagula eegtay jidka u dhexeeya magaalooyinka Afmadow iyo Dhooble ee Gobolka Jubbada Hoose maanta.<\/p>\n<p>Dadka degaanka ayaa waxaa ay sheegeen in baabuurkan ay la socdeen dad rayid ah oo u socday aroos.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><\/div>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_2_3e4 td_block_template_1 \"><\/div>\n<p>Dadka ku dhaawacmay qaraxan ayaa la sheegay in la geeyey cisbitaalka magaalada Dhoobley.<\/p>\n<p>Ilaa hadda ma jirto cid sheegatay mas\u2019uuliyadda weerarkan, inkastoo degaanka uu qaraxu ka dhacay la ogyahay inay si xooggan uga hawlgalaan ururka Al-Shabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 4 qof oo rayid ah ayaa ku dhimatay lix kalena way ku dhaawacmeen kadib baabuur nooca loo yaqaan Caasiga oo qarax miino lagula eegtay jidka u dhexeeya magaalooyinka Afmadow iyo Dhooble ee Gobolka Jubbada Hoose maanta. Dadka degaanka ayaa waxaa ay sheegeen in baabuurkan ay la socdeen dad rayid ah oo u socday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":17,"featured_media":55022,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-55021","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/SDWDSSDE.png?fit=664%2C361&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-ejr","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55021","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/17"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=55021"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55021\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":55023,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55021\/revisions\/55023"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/55022"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=55021"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=55021"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=55021"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}