{"id":54969,"date":"2020-02-03T06:21:22","date_gmt":"2020-02-03T06:21:22","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=54969"},"modified":"2020-02-03T06:21:22","modified_gmt":"2020-02-03T06:21:22","slug":"banaanbaxyo-maanta-ka-socda-deegaano-ka-tirsan-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/02\/03\/banaanbaxyo-maanta-ka-socda-deegaano-ka-tirsan-galmudug\/","title":{"rendered":"Banaanbaxyo Maanta ka Socda Deegaano ka tirsan Galmudug&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa saakay deegaano ka tirsan Gobolka Galgaduud laga dareemayaa qaban qaabada banaanbaxyo lagu taageerayo Madaxweynaha Cusub ee Galmudug Axmed Cabdi Kaariye,kaas oo shalay lagu doortey Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>Meelaha sida weyn banaanbaxyada uga dhici doonaan ayaa waxaa kamid Magaalooyinka Cadaado Dhuusamareeb iyo Magaalooyin kale,waxaana haatan socota qaban qaabadii ugu dambeeysay.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_2_c52 td_block_template_1 \"><\/div>\n<p>Ciidamada Dowladda iyo kuwa Galmudug ayaa aad u ilaalinaya Amniga Magaalooyinka ay ka dhacayaan banaanbaxyada.<\/p>\n<p>Doorashadii ka dhacdey Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa taageeray Madaxda Dowladda Federaalka Xubno kamid ah wadamada Caalamka iyo Siyaasiyiin miisaan ku leh Soomaaliya,walow ay kasoo horjeesteen siyaasiyiin kale.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa saakay deegaano ka tirsan Gobolka Galgaduud laga dareemayaa qaban qaabada banaanbaxyo lagu taageerayo Madaxweynaha Cusub ee Galmudug Axmed Cabdi Kaariye,kaas oo shalay lagu doortey Dhuusamareeb. Meelaha sida weyn banaanbaxyada uga dhici doonaan ayaa waxaa kamid Magaalooyinka Cadaado Dhuusamareeb iyo Magaalooyin kale,waxaana haatan socota qaban qaabadii ugu dambeeysay. Ciidamada Dowladda iyo kuwa Galmudug ayaa aad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":17,"featured_media":54970,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-54969","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/tyh.png?fit=634%2C410&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-eiB","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54969","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/17"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=54969"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54969\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54972,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54969\/revisions\/54972"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/54970"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=54969"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=54969"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=54969"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}