{"id":54966,"date":"2020-02-03T06:06:28","date_gmt":"2020-02-03T06:06:28","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=54966"},"modified":"2020-02-03T06:06:28","modified_gmt":"2020-02-03T06:06:28","slug":"deg-deg-shaqaale-haayad-samafala-oo-laga-afduubtey-gobolka-gedohalka-la-geeyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/02\/03\/deg-deg-shaqaale-haayad-samafala-oo-laga-afduubtey-gobolka-gedohalka-la-geeyay\/","title":{"rendered":"Deg Deg: Shaqaale Haay\u2019ad Samafala Oo Laga afduubtey Gobolka Gedo+Halka La Geeyay&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in Shaqaalo hay\u2019ad samafal ay Xubno katirsan ururka Al-Shabaab ka afduubteen deegaano ka tirsan gobolka Gedo.<\/p>\n<p>Shaqaalahaan oo gaarayay laba ayaa waxaa la sheegay in laga afduubtey degmada Beled-Xaawo ee Gobolka Gedo,isla markaana ay u Shaqeynayeen Hay\u2019ad lagu Magacaabo Hirda.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_2_6e3 td_block_template_1 \"><\/div>\n<p>Wasiir kuxigeenka Arrimaha Gudaha Jubbaland ayaa sheegay in labada Ruux ee Hay\u2019adda u Shaqeynayay ee la afduubtey ay ahaayeen Soomaali,hayeeshee aysan weli ogaan halka lala aadey.<\/p>\n<p>Majirto Warar mada banaan oo xaqiijinaya inay Al-Shabaab afduubteen labada Qof ee ah Shaqaalaha hay\u2019ad safamal oo ka howlgasha Gobolka Gedo,hayeeshee horey ay Shaqaale u afduubteen walow markii dambe ay dib kasoo daayeen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in Shaqaalo hay\u2019ad samafal ay Xubno katirsan ururka Al-Shabaab ka afduubteen deegaano ka tirsan gobolka Gedo. Shaqaalahaan oo gaarayay laba ayaa waxaa la sheegay in laga afduubtey degmada Beled-Xaawo ee Gobolka Gedo,isla markaana ay u Shaqeynayeen Hay\u2019ad lagu Magacaabo Hirda. Wasiir kuxigeenka Arrimaha Gudaha Jubbaland ayaa sheegay in labada Ruux ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":17,"featured_media":54967,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-54966","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/ttrrtrttr.png?fit=508%2C304&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-eiy","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54966","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/17"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=54966"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54966\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54968,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54966\/revisions\/54968"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/54967"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=54966"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=54966"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=54966"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}