{"id":54963,"date":"2020-02-03T05:53:39","date_gmt":"2020-02-03T05:53:39","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=54963"},"modified":"2020-02-03T05:53:39","modified_gmt":"2020-02-03T05:53:39","slug":"somalia-iyo-unodc-oo-ka-wada-hadlay-xakameynta-maandooriyaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/02\/03\/somalia-iyo-unodc-oo-ka-wada-hadlay-xakameynta-maandooriyaha\/","title":{"rendered":"Somalia iyo UNODC Oo Ka Wada-Hadlay  Xakameynta Maandooriyaha&#8221;"},"content":{"rendered":"<div class=\"td-post-featured-image\"><\/div>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_top tdi_3_4ef td_block_template_1 \"><\/div>\n<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa ku qaabilay\u00a0 xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Wakiil goboleedka Xafiiska Qaramada Midoobey u qaabilsan maandooriyaha iyo dembiyada (UNODC), Dr. Amado Philip de Andr\u00e9s, waxa ayna isla eegeen dhinacyada iskaashiga iyo iskuduwidda xakamaynta maandooriyaha iyada oo la raacayo heshiisyo la saxiixay oo la taabbagalaya istiraatiijiyadda qaran ee la dagaalanka maandooriyaha.<\/p>\n<p>Labada dhinac waxa ay carabka ku adkeeyeen muhiimadda ay leedahay iskaashi u dhexeeya dhammaan dhinacyada ay khuseyso si loo dejiyo wax wadaag dhab ah oo hubiya sii ambaqaadka taageerada barnaamijyada mustaqbalka si kor loogu qaado awoodaha qaran ee looga hortagayo arrinkani iyo yareynta cawaaqib xumada uu ku yeelan karo qofka iyo bulshada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa ku qaabilay\u00a0 xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Wakiil goboleedka Xafiiska Qaramada Midoobey u qaabilsan maandooriyaha iyo dembiyada (UNODC), Dr. Amado Philip de Andr\u00e9s, waxa ayna isla eegeen dhinacyada iskaashiga iyo iskuduwidda xakamaynta maandooriyaha iyada oo la raacayo heshiisyo la saxiixay oo la taabbagalaya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":17,"featured_media":54964,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-54963","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/RREE.png?fit=679%2C421&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-eiv","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54963","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/17"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=54963"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54963\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54965,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54963\/revisions\/54965"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/54964"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=54963"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=54963"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=54963"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}