{"id":54941,"date":"2020-02-03T05:44:51","date_gmt":"2020-02-03T05:44:51","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=54941"},"modified":"2020-02-03T05:44:51","modified_gmt":"2020-02-03T05:44:51","slug":"amisom-oo-taageertay-doorashadii-ka-dhacdey-dhuusamareeb","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/02\/03\/amisom-oo-taageertay-doorashadii-ka-dhacdey-dhuusamareeb\/","title":{"rendered":"AMISOM Oo taageertay Doorashadii Ka Dhacdey Dhuusamareeb&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliye AMISOM ayaa waxaa ay hambalyo u direen Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka Cusub ee shalay lagu doortey Magaalada dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug.<\/p>\n<p>War-Saxaafadeed kasoo baxey AMISOM ayaa loogu hambalyeey Madaxdaas,iyada oo loogu baaqay Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye in uu wajaho wada-hadal iyo dib u heshiisiin si xal waara loo gaaro.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_2_28a td_block_template_1 \"><\/div>\n<p>\u201cAMISOM waxay u hambalyeynaysaa hoggaamiyeyaasha cusub ee loo doortay Galmudug waxayna ku boorrisay Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye inuu sii wado dadaallada dib-u-heshiisiinta ayaa lagu yiri\u201dQoraalka AMISOM.<\/p>\n<p>Sidoo kale AMISOM waxaa ay sheegtay inay si dhow ula socotay howlaha ka socdey Galmudug,hayeeshee ay weli wax badan ka dhiman yihiin Dhismaha maamulka Galmudug mar walbana ay muhiim tahay wada-hadal iyo in Madaxda Cusub ay isku keenaan dhinacyada Mamulka Galmudug.<\/p>\n<p><strong>Hoos Ka Akhriso Qoraalka Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliye AMISOM.<\/strong><\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-190263\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/radiorisaala.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/amsiom.png?resize=696%2C755&#038;ssl=1\" sizes=\"auto, (max-width: 885px) 100vw, 885px\" srcset=\"https:\/\/radiorisaala.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/amsiom.png 885w, https:\/\/radiorisaala.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/amsiom-277x300.png 277w, https:\/\/radiorisaala.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/amsiom-696x755.png 696w, https:\/\/radiorisaala.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/amsiom-387x420.png 387w\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"755\" \/><\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_bottom tdi_4_7c5 td_block_template_1 \"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliye AMISOM ayaa waxaa ay hambalyo u direen Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka Cusub ee shalay lagu doortey Magaalada dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug. War-Saxaafadeed kasoo baxey AMISOM ayaa loogu hambalyeey Madaxdaas,iyada oo loogu baaqay Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye in uu wajaho wada-hadal iyo dib u heshiisiin si xal waara loo gaaro. \u201cAMISOM [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":17,"featured_media":54961,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-54941","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/sdrrt.png?fit=620%2C375&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-ei9","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54941","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/17"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=54941"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54941\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54962,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54941\/revisions\/54962"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/54961"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=54941"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=54941"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=54941"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}