{"id":54914,"date":"2020-02-02T09:18:12","date_gmt":"2020-02-02T09:18:12","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=54914"},"modified":"2020-02-02T09:18:12","modified_gmt":"2020-02-02T09:18:12","slug":"dib-u-dhac-ku-yimi-bixinta-baasaboorka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/02\/02\/dib-u-dhac-ku-yimi-bixinta-baasaboorka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Dib u dhac ku yimi bixinta baasaboorka Soomaaliya&#8221;"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Hay\u2019adda socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed ayaa mar kale ku dhawaaqday in dib u dhacay bixinta Baasaboorka dalka oo dhammaadkii bishii janaayo sheegtay in todobaad dib loo dhigay bixinta baasaboorka.<\/p>\n<\/div>\n<p>Qoraal xalay xili dambe ay soo qortay Hay\u2019adda Socdaalka waxa ay ku sheegtay in khamiista soo socota la billaabayo bixinta Baasaboorka Dalka, shacabka dulqaad muujiyaan mudda ka horeysa waqtigaas.<\/p>\n<p>\u201cHowlihii farsamo ee ka socdey habka bixinta Baasaboorka oo weli dhamaystirmin awgeed, waxaa muwaadiniinta Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan lagu wargelinayaa in mudadii hakinta lagu kordhiyey maalmo dheeri ah, waxayna howsha qabashada codsiyada baasaboorka dib u bilaaban doontaa maalinimada Khamiista ah, Taariikhduna tahey Febaraayo 06, 2020\u201d ayaa lagu yiri qoraalka Hay\u2019adda.<\/p>\n<div class=\"8d29a5b4a09270855257ae871fb3e4c7\" data-index=\"3\"><\/div>\n<p>\u201cHay\u2019adda Socdaalka Iyo Jinsiyadda waxay ka xuntahey dib u dhaca mar kale ku yimid bixinta baasaboorka, waxayna ka codsanaysaa muwaadiniinta in ay dulqaataan mudada kooban ee howlaha farsamo lagu dhameystirayo\u201d sida lagu yiri qoraalka Hay\u2019adda.<\/p>\n<p>Qaadashada baasaboorka waxaa u xanniban dad kala duwan oo doonaya in ay ku safraan, waxaana hay\u2019addaan ku shaqada leh bixinta Baasaboorka ay ka dalbatay in ay dulqaad muujiyaan<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed ayaa mar kale ku dhawaaqday in dib u dhacay bixinta Baasaboorka dalka oo dhammaadkii bishii janaayo sheegtay in todobaad dib loo dhigay bixinta baasaboorka. Qoraal xalay xili dambe ay soo qortay Hay\u2019adda Socdaalka waxa ay ku sheegtay in khamiista soo socota la billaabayo bixinta Baasaboorka Dalka, shacabka dulqaad muujiyaan mudda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":17,"featured_media":54915,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-54914","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/dyyfh.jpg?fit=598%2C377&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-ehI","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54914","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/17"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=54914"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54914\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54916,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54914\/revisions\/54916"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/54915"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=54914"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=54914"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=54914"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}