{"id":54845,"date":"2020-01-31T08:54:02","date_gmt":"2020-01-31T08:54:02","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=54845"},"modified":"2020-01-31T08:54:02","modified_gmt":"2020-01-31T08:54:02","slug":"afar-musharax-oo-war-cusub-kasoo-saarey-xaalka-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/01\/31\/afar-musharax-oo-war-cusub-kasoo-saarey-xaalka-galmudug\/","title":{"rendered":"Afar Musharax oo War Cusub kasoo saarey xaalka Galmudug"},"content":{"rendered":"<p>Musharaxiinta Mucaaradka ee aan isdiiwaan gelin ayaa war ay soo saareen waxaa ay ku cambaareeyeen Xarig iyo musaafirin ay sheegeen in lagula kacey mid kamid ah Xildhibaanadii hore ee Baarlamaanka galmudug oo Dowlada dhaliilay,kaas oo lagu Magacaabo Sheekh Cumar Mahadalle.<\/p>\n<p>Laba Qoraal oo kala horeeyey oo ay soo saareen musharixiinta kala ah,C\/raxmaan Odawaa,Cabdullaahi faarax Wehliye,Cabdi Dheere iyo Kamaal Guutaale ayaa waxaa ay ku sheegeen in markii hore si sharci darro ah dhuusamareeb loogu xirey,kadib markii uu dhaliiley faragelin ay sheegeen inay dowladda Soomaaliya ku heyso doorashada Galmudug.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_2_ee3 td_block_template_1 \"><\/div>\n<p>Sidoo kale waxaa ay sheegeen Musharixiinta in qof walba uu xor u yahay in uu cabiro aragtidiisa Guud,isla markaana uu Dastuurka dalka siinayao,waxana ay baaq u direen Dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Qoraalkooda oo laba bog ka kooban ayaa sidoo kale waxaa ay ku sheegen in Ciidamo ka tirsan Nabadsugida Soomaaliya ay Xildhibaa hore Sheekh Cumar Mahadalle Magaalada dhuusamareeb ka musaafuriyeen,isla markaana amarkaas uu bixiyey Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre.<\/p>\n<p><strong>Hoos Ka Akhriso Qoraalka ay soo saareen musharixiinta aan is diiwaangelin.<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-190016\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/radiorisaala.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/2-66.jpg?resize=678%2C960&#038;ssl=1\" sizes=\"auto, (max-width: 678px) 100vw, 678px\" srcset=\"https:\/\/radiorisaala.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/2-66.jpg 678w, https:\/\/radiorisaala.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/2-66-212x300.jpg 212w, https:\/\/radiorisaala.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/2-66-297x420.jpg 297w\" alt=\"\" width=\"678\" height=\"960\" \/><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-190015\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/radiorisaala.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/1-75.jpg?resize=674%2C960&#038;ssl=1\" sizes=\"auto, (max-width: 674px) 100vw, 674px\" srcset=\"https:\/\/radiorisaala.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/1-75.jpg 674w, https:\/\/radiorisaala.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/1-75-211x300.jpg 211w, https:\/\/radiorisaala.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/1-75-295x420.jpg 295w\" alt=\"\" width=\"674\" height=\"960\" \/><\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_bottom tdi_4_635 td_block_template_1 \"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Musharaxiinta Mucaaradka ee aan isdiiwaan gelin ayaa war ay soo saareen waxaa ay ku cambaareeyeen Xarig iyo musaafirin ay sheegeen in lagula kacey mid kamid ah Xildhibaanadii hore ee Baarlamaanka galmudug oo Dowlada dhaliilay,kaas oo lagu Magacaabo Sheekh Cumar Mahadalle. Laba Qoraal oo kala horeeyey oo ay soo saareen musharixiinta kala ah,C\/raxmaan Odawaa,Cabdullaahi faarax Wehliye,Cabdi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":17,"featured_media":54846,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-54845","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/DDSD.png?fit=680%2C375&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-egB","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54845","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/17"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=54845"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54845\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54847,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54845\/revisions\/54847"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/54846"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=54845"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=54845"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=54845"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}