{"id":54780,"date":"2020-01-29T08:05:56","date_gmt":"2020-01-29T08:05:56","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=54780"},"modified":"2020-01-29T08:05:56","modified_gmt":"2020-01-29T08:05:56","slug":"ahlusunna-oo-markale-cadeysay-mowqifkooda-doorashada-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/01\/29\/ahlusunna-oo-markale-cadeysay-mowqifkooda-doorashada-galmudug\/","title":{"rendered":"Ahlusunna oo markale cadeysay mowqifkooda doorashada Galmudug&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa markale waxaa uu sheegay in howlaha doorashooyinka ay dowladda Soomaaliya ka wado magaalada dhuusamareeb ay yihiin kuwo si musuq maasuqa ah ku socda,isla markaana ay qeyb ka aheyn.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in Xildhibaannada Cusub ee galmudug ay dowladda Federaalka 69 kamid ah madaxtooyada Soomaaliya kusoo xushay,isla markaana laa ilaaliyey kuwo xiriir la leh Ahlusunna Wal-Jamaaca.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_2_853 td_block_template_1 \"><\/div>\n<p>Isaga oo sii hadlayay Maxamed Shaakir Cali Xasan waxaa uu sheegay in doorasahdii guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ay aheyd mid musuq iy lacag lau doortey,isla markaana doorashadaas ay aheyd mid afduub ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa markale waxaa uu sheegay in howlaha doorashooyinka ay dowladda Soomaaliya ka wado magaalada dhuusamareeb ay yihiin kuwo si musuq maasuqa ah ku socda,isla markaana ay qeyb ka aheyn. Waxaa uu sheegay in Xildhibaannada Cusub ee galmudug ay dowladda Federaalka 69 kamid ah madaxtooyada Soomaaliya kusoo xushay,isla [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":17,"featured_media":54781,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-54780","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/ererr.png?fit=275%2C181&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-efy","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54780","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/17"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=54780"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54780\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54782,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54780\/revisions\/54782"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/54781"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=54780"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=54780"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=54780"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}