{"id":54777,"date":"2020-01-29T08:02:06","date_gmt":"2020-01-29T08:02:06","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=54777"},"modified":"2020-01-29T08:02:06","modified_gmt":"2020-01-29T08:02:06","slug":"wafdi-ka-socda-dowladda-oo-shir-uga-qeyb-galay-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/01\/29\/wafdi-ka-socda-dowladda-oo-shir-uga-qeyb-galay-itoobiya\/","title":{"rendered":"Wafdi ka socda Dowladda oo Shir uga qeyb-galay Itoobiya&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdicasiis Ibraahim Aadan, ayaa daah-furay kulan tobabar ah oo lagu laga ga hadlaayey dhiiri-gelinta Maal-gashiga kaas oo ay soo qaban-qaabisay hay\u2019adda IFC oo ka tirsan Baanka Adduunka.<\/p>\n<p>Kulankan oo ka qabsoomay magaalada Adis-Ababa, ayaa socon doona muddo saddex cisho ah, waxaana ka wada qeyb-galay dawladaha Soomaaliya iyo Itoobiya,iyada oo diiradda lagu saarayo sida loo horumariyo dhinacyada kala duwan ee Maal-gashiga.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_2_589 td_block_template_1 \"><\/div>\n<p>Agaasimaha, ayaa safarkiisan shaqo waxa ku wehelinaayey Madax ka tirsan Wasaaradda, kuwaas oo halkaas u jooga siddii kor looggu qaadi lahaa dedaalka Wasaaradda ee ku aadan in dalka loo soo jiido Maal-gashadayaal Caalami ah iyo kuwo Gudeed ba.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdicasiis Ibraahim Aadan, ayaa daah-furay kulan tobabar ah oo lagu laga ga hadlaayey dhiiri-gelinta Maal-gashiga kaas oo ay soo qaban-qaabisay hay\u2019adda IFC oo ka tirsan Baanka Adduunka. Kulankan oo ka qabsoomay magaalada Adis-Ababa, ayaa socon doona muddo saddex cisho ah, waxaana ka wada qeyb-galay dawladaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":17,"featured_media":54778,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-54777","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/eryyr.png?fit=616%2C351&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-efv","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54777","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/17"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=54777"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54777\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54779,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54777\/revisions\/54779"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/54778"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=54777"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=54777"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=54777"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}