{"id":54773,"date":"2020-01-29T07:59:12","date_gmt":"2020-01-29T07:59:12","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=54773"},"modified":"2020-01-29T07:59:12","modified_gmt":"2020-01-29T07:59:12","slug":"taliye-cabdi-xamiid-oo-kulamo-ka-wada-degmada-baardheere","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/01\/29\/taliye-cabdi-xamiid-oo-kulamo-ka-wada-degmada-baardheere\/","title":{"rendered":"Taliye Cabdi Xamiid oo kulamo ka wada degmada Baardheere&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed Janeraal C\/xamiiid Maxamed Dirir oo uu wehliyo Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee Ciidamada qalabka General Liibaan Cali Yarow ,Xeer ilaaliyaha Guud Maxkamada Ciidamada qalabka Sida iyo Taliyaha qeybta 43aad ee Janeral Cali Maxamed Maxamuud (Bogmadow) ayaa la Kulmay odayaasha Dhaqanka ee Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo.<\/p>\n<p>Sareeye Guuto C\/Xamiid Maxamed Dirir ayaa Odoyaasha dhaqanka ee Degmada Baardheere kala hadlay in ay ka qeyb qaataan xasilinta dhinaca Amniga iyo Horumarka degmada Baardheere ee Gobolka Gedo.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_2_ee4 td_block_template_1 \"><\/div>\n<p>Waxaa uu ka codsaday taliyaha in Maamulka degmada iyo Saraakiisha ciidamada taageeraan kalana Shaqeeyaan dhinacyada Amniga &amp; horumarka.<\/p>\n<p>Odayaasha dahqanka degmada Baardheeree ee uu la kulmay taliyaha ayaa waxaa ay soo dhaweeyeen booqashada uu ugu yimid, iyaga oo balan qaadey inay dowladda Federaalka kala Sahqeyn doonaan arrimo badan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed Janeraal C\/xamiiid Maxamed Dirir oo uu wehliyo Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee Ciidamada qalabka General Liibaan Cali Yarow ,Xeer ilaaliyaha Guud Maxkamada Ciidamada qalabka Sida iyo Taliyaha qeybta 43aad ee Janeral Cali Maxamed Maxamuud (Bogmadow) ayaa la Kulmay odayaasha Dhaqanka ee Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo. Sareeye Guuto C\/Xamiid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":17,"featured_media":54774,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-54773","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/sqsqw.png?fit=673%2C363&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-efr","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54773","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/17"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=54773"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54773\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54776,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54773\/revisions\/54776"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/54774"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=54773"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=54773"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=54773"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}