{"id":54732,"date":"2020-01-27T10:04:15","date_gmt":"2020-01-27T10:04:15","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=54732"},"modified":"2020-01-27T10:04:15","modified_gmt":"2020-01-27T10:04:15","slug":"somaliland-puntland-oo-isku-haysta-taariikhdii-daraawiishtii-sayid-maxamed-cabdalle-xasan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/01\/27\/somaliland-puntland-oo-isku-haysta-taariikhdii-daraawiishtii-sayid-maxamed-cabdalle-xasan\/","title":{"rendered":"Somaliland &#038; Puntland Oo Isku Haysta Taariikhdii Daraawiishtii Sayid Maxamed Cabdalle Xasan\u201d"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Cismaan (Karaash) ayaa sheegay in Puntland leedahay Taariikhda Daraawiishtii Sayid Maxamed Cabdalle Xasan.<\/p>\n<\/div>\n<p>Madaxweyne ku-xigeenka oo Maanta hadal ka jeediyey Magaalada Garoowe ayaa isagoo daba socda hadal uu Wasiirka Warfaafinta Somaliland, Saleebaan Yuusuf Cali (Koore) ku sheegay in Taariikhda Daraawiishta ay Somaliland leedahay, wuxuu sheegay in sheegashada Wasiirka Warfaafinta Somaliland aanay waxba ka jirin \u201cNin baa halkaa ka yidhi oo sheegtay Taariikhda Sayidka, Ninkaasi Afkaan ku ballaadhinayaaye wuxuu yidhi Taariikhda Sayid (Waxa leh) Hargeysa..\u201d ayuu yidhi, Madaxweyne ku-xigeenka Puntland, waxaanu intaa ku daray \u201cNinkaa waxaanu leenahay \u2018Aa la tahay\u2019 Iska hadlow ina igarre..\u201d<\/p>\n<div class=\"8d29a5b4a09270855257ae871fb3e4c7\" data-index=\"3\"><\/div>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland, Saleebaan Cali Koore ayaa dhawaan sheegay in Somaliland leedahay Taariikhda Daraawiishtii Sayid Maxamed Cabdalle Xasan.<\/p>\n<p>Halgankii Daraawiishta ayaa ka mid ah waxyaabaha lagu xusay ee ku qoran Dastuurka Somaliland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Cismaan (Karaash) ayaa sheegay in Puntland leedahay Taariikhda Daraawiishtii Sayid Maxamed Cabdalle Xasan. Madaxweyne ku-xigeenka oo Maanta hadal ka jeediyey Magaalada Garoowe ayaa isagoo daba socda hadal uu Wasiirka Warfaafinta Somaliland, Saleebaan Yuusuf Cali (Koore) ku sheegay in Taariikhda Daraawiishta ay Somaliland leedahay, wuxuu sheegay in sheegashada Wasiirka Warfaafinta Somaliland aanay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":17,"featured_media":54733,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-54732","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/iioio.jpeg?fit=300%2C145&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-eeM","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54732","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/17"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=54732"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54732\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54734,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54732\/revisions\/54734"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/54733"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=54732"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=54732"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=54732"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}