{"id":54726,"date":"2020-01-27T10:00:50","date_gmt":"2020-01-27T10:00:50","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=54726"},"modified":"2020-01-27T10:00:50","modified_gmt":"2020-01-27T10:00:50","slug":"mareykanka-oo-diiday-tallo-soo-jeedin-uga-timid-dalka-iiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/01\/27\/mareykanka-oo-diiday-tallo-soo-jeedin-uga-timid-dalka-iiraan\/","title":{"rendered":"Mareykanka Oo Diiday Tallo Soo Jeedin Uga Timid Dalka Iiraan\u201d"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in Washington ay cunaqabateynta ka qaadi doonin dalka Iiraan.<\/p>\n<\/div>\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img decoding=\"async\" class=\"wp-image-32575 jetpack-lazy-image jetpack-lazy-image--handled\" src=\"https:\/\/i1.wp.com\/somalilandtoday.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Trump-324x235.jpg?resize=324%2C235&amp;ssl=1\" sizes=\"(max-width: 324px) 100vw, 324px\" srcset=\"https:\/\/i1.wp.com\/somalilandtoday.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Trump-324x235.jpg?resize=324%2C235&amp;ssl=1 324w, https:\/\/somalilandtoday.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Trump-324x235-300x218.jpg 300w\" alt=\"\" data-recalc-dims=\"1\" data-lazy-loaded=\"1\" \/><\/figure>\n<p>Iyadoo wali ay ka taagan tahay gacanka Khaliijka xiisad dagaal ee u dhaxeysa Washington iyo Tehraan ayaa hadane Trump wuxuu meesha ka saaray talaabo kasta oo Iiraan lagaga qaadayo xayiraada Dhaqaale.<\/p>\n<div class=\"8d29a5b4a09270855257ae871fb3e4c7\" data-index=\"3\"><\/div>\n<p>Hogaamiyaha Mareykanka ayaa tilmaamay in Mareykanka aanu qaadi doonin xayiraada inta Iiraan ay wado bacriminta maadada Uranium-ka ee hubka Nuclearka taasi oo Iiraan ay dhowaan Shaacisay.<\/p>\n<p>Hadalka Trump ayaa jawaab u ahaa war ka soo baxay wasiirka arimaha dibada Iiraan Maxamed Javad Zarif oo ahaa in wadahadal ay la galayaan Mareykanka.<\/p>\n<p>Mr Zarif ayaase ku xidhay shuruud ah in Washington ay saxdo qaladkii hore ayna ka qaado xayiraada dhaqaale ee saaran Dalkiisa.<\/p>\n<p>Diblumaasiga reer Iiraan ayaa dhankiisa sheegay in ayna ka soo dabci doonin Go\u2019aankooda.<\/p>\n<p>Xiisada labada wadan ayaa cirka isku shareertay kadib dilkii 2-dii bishan Mareykanka uu ku qaarijiyay taliyihii ciidanka kacaanka Iiraan Janaraal Qaasim Suleymaani.<\/p>\n<p>Iiraan oo ka jawaabeysay ficilkaan ayaa dhankeeda laba mar weerartay saldhigyada ciidanka Mareykanka ee ku sugan dalka Ciraaq.<\/p>\n<div class=\"8d29a5b4a09270855257ae871fb3e4c7\" data-index=\"5\"><\/div>\n<div><\/div>\n<div class=\"sharedaddy sd-sharing-enabled\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in Washington ay cunaqabateynta ka qaadi doonin dalka Iiraan. Iyadoo wali ay ka taagan tahay gacanka Khaliijka xiisad dagaal ee u dhaxeysa Washington iyo Tehraan ayaa hadane Trump wuxuu meesha ka saaray talaabo kasta oo Iiraan lagaga qaadayo xayiraada Dhaqaale. Hogaamiyaha Mareykanka ayaa tilmaamay in Mareykanka aanu qaadi doonin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":17,"featured_media":54730,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-54726","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/yaqiin.png?fit=322%2C205&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-eeG","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54726","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/17"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=54726"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54726\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54731,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54726\/revisions\/54731"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/54730"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=54726"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=54726"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=54726"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}