{"id":54723,"date":"2020-01-27T09:58:43","date_gmt":"2020-01-27T09:58:43","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=54723"},"modified":"2020-01-27T09:58:43","modified_gmt":"2020-01-27T09:58:43","slug":"weerar-lagu-qaaday-safaarad-uu-leeyahay-mareykanku-iyo-khasaaraha-ka-dhashay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/01\/27\/weerar-lagu-qaaday-safaarad-uu-leeyahay-mareykanku-iyo-khasaaraha-ka-dhashay\/","title":{"rendered":"Weerar Lagu Qaaday Safaarad Uu Leeyahay Mareykanku Iyo Khasaaraha Ka Dhashay\u201d"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Saddex madfac ayaa gelinkii dambe ee shalay lagu weeraray dhismaha safaaradda Mareykanka ee Magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq.<\/p>\n<\/div>\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img decoding=\"async\" class=\"wp-image-37669 jetpack-lazy-image jetpack-lazy-image--handled\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/somalilandtoday.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/20200127_101200.jpg?ssl=1\" sizes=\"(max-width: 627px) 100vw, 627px\" srcset=\"https:\/\/i0.wp.com\/somalilandtoday.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/20200127_101200.jpg?ssl=1 627w, https:\/\/somalilandtoday.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/20200127_101200-300x167.jpg 300w\" alt=\"\" data-recalc-dims=\"1\" data-lazy-loaded=\"1\" \/><\/figure>\n<p>mid kamid ah madaafiicdaas uu ku dhacay maqaaxi ku taala gudaha dhismaha safaaradda, halka labada kalena ay ku dhaceen meel aan sidaa uga fogeyn.<\/p>\n<div class=\"8d29a5b4a09270855257ae871fb3e4c7\" data-index=\"3\"><\/div>\n<p>Sidoo kale Reuters oo soo xiganeysa ilo dhanka ammaankaa ayaa sheegtay in saddex qof ay ku dhaawacmeen, waxaana ay noqoneysaa markii ugu horeysay oo shaqaale katirsan safaaradda Mareykanka ee dalkaas ay ku dhaawacmaan weerar noocan oo kale ah.<\/p>\n<p>Illaa iyo hadda ma jirto cid sheegatay mas\u2019uuliyadda weeraradaas, haseyeeshee Dowladda Mareykanka ayaa ku eedeysay kooxaha taabacsan Iran ee ka dagaalama gudaha dalka Ciraaq.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaaraha dalka Ciraaq, Adel Abdul Mahdi ayaa cambaareeyay weerarka, wuxuuna sheegay in sii socoshada falalka noocan oo kale ay dalka Ciraaq ka dhigeyso goob dagaal.<\/p>\n<p>Dowladda Mareykanka ayaa dhiggeeda Ciraaq ugu baaqday in ay gudato waajibaadkeeda ah ilaalinta diblomaasiyiinta Mareykanka ee ku sugan dalka.<\/p>\n<div class=\"8d29a5b4a09270855257ae871fb3e4c7\" data-index=\"5\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Saddex madfac ayaa gelinkii dambe ee shalay lagu weeraray dhismaha safaaradda Mareykanka ee Magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq. mid kamid ah madaafiicdaas uu ku dhacay maqaaxi ku taala gudaha dhismaha safaaradda, halka labada kalena ay ku dhaceen meel aan sidaa uga fogeyn. Sidoo kale Reuters oo soo xiganeysa ilo dhanka ammaankaa ayaa sheegtay in saddex [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":17,"featured_media":54728,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-54723","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/ikod-1.png?fit=614%2C342&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-eeD","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54723","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/17"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=54723"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54723\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54729,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54723\/revisions\/54729"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/54728"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=54723"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=54723"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=54723"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}