{"id":54722,"date":"2020-01-27T09:51:28","date_gmt":"2020-01-27T09:51:28","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=54722"},"modified":"2020-01-27T09:51:28","modified_gmt":"2020-01-27T09:51:28","slug":"turkiga-oo-ansixinaya-sharci-dhiirri-galin-kara-kufsiga-dumarka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/01\/27\/turkiga-oo-ansixinaya-sharci-dhiirri-galin-kara-kufsiga-dumarka\/","title":{"rendered":"Turkiga Oo Ansixinaya Sharci Dhiirri-galin Kara Kufsiga Dumarka\u201d"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Turkiga ayaa soo saaridoona sharci cusub oo u oggolaanaya ragga in ay ka badbaadaan in la maxkamadeeyo haddii ay guursadaan gabdhaha ay kufsadeen ama ay galmo aan caadi aheyn la sameeya.<\/p>\n<\/div>\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img decoding=\"async\" class=\"wp-image-37698 jetpack-lazy-image jetpack-lazy-image--handled\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/somalilandtoday.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/20200127_122327.jpg?ssl=1\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" srcset=\"https:\/\/i0.wp.com\/somalilandtoday.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/20200127_122327.jpg?ssl=1 618w, https:\/\/somalilandtoday.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/20200127_122327-300x209.jpg 300w\" alt=\"\" data-recalc-dims=\"1\" data-lazy-loaded=\"1\" \/><\/figure>\n<p>Sharcigan oo hal ku dhig u ah,\u201d\u00a0 guurso gabadhada aad kufsatay.\u201d ayaa loo gudbiyay barlamaanka dalka Turkiga dhamaadka bishii hore.<\/p>\n<div class=\"8d29a5b4a09270855257ae871fb3e4c7\" data-index=\"3\"><\/div>\n<p>Haweenka u ololeeya xuquuqda dumarka ayaa ka cadhooday sharcigan, iyagoo ku doodaya in uu jidka u xaarayo sii socoshada kufsiga isla markaana uu sharciyeyn doona guurka carruurta iyo kufsiga sharciga ah.<\/p>\n<p>Wadamo badan oo ay kamid yihiin, Egypt, Jordan, Lebanon, Morocco, Tunisia, iyo falastiin ayaa hore qaawiniintooda uga saaray sharcigaan.<\/p>\n<p>Sharci kan la mid ah ayaa\u00a0 fashilmay sanadkii 2016 kadib cadho caalami ah oo ka dhalatay.<\/p>\n<p>Xisbiga mucaaradka Turkiga ayaa ku baaqay in sharcigaan la jebiyo.<\/p>\n<p>Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in 38% dumarka ku nool Turkiga ay la kulmaan gacan ka hadal ama xadgudubka galmada<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Turkiga ayaa soo saaridoona sharci cusub oo u oggolaanaya ragga in ay ka badbaadaan in la maxkamadeeyo haddii ay guursadaan gabdhaha ay kufsadeen ama ay galmo aan caadi aheyn la sameeya. Sharcigan oo hal ku dhig u ah,\u201d\u00a0 guurso gabadhada aad kufsatay.\u201d ayaa loo gudbiyay barlamaanka dalka Turkiga dhamaadka bishii hore. Haweenka u ololeeya xuquuqda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":17,"featured_media":54721,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-54722","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/ysuas.png?fit=612%2C360&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-eeC","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54722","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/17"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=54722"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54722\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54725,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54722\/revisions\/54725"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=54722"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=54722"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=54722"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}