{"id":54673,"date":"2020-01-26T05:59:07","date_gmt":"2020-01-26T05:59:07","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=54673"},"modified":"2020-01-26T05:59:07","modified_gmt":"2020-01-26T05:59:07","slug":"dowladda-somalia-oo-hakisey-bixinta-baasaboorka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/01\/26\/dowladda-somalia-oo-hakisey-bixinta-baasaboorka\/","title":{"rendered":"Dowladda Somalia Oo Hakisey Bixinta Baasaboorka\u2019"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Dowladda Federaalka ah ee Soomalaiya gaar ahaan hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ayaa waxaa ay ku dhawaqdey in si KMG ah loo hakiyey bixinta Baasaboorka Soomaaliya.<br \/>\nQoraal kooban oo kasoo baxey Hay\u2019adda ayaa waxaa lagu sheegay in bixinta baasaboorka la hakiyey laga bilaabo 27 Bisnaa ilaa 2 Bisha soo socota ee Febaraayo.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"8d29a5b4a09270855257ae871fb3e4c7\" data-index=\"3\"><\/div>\n<p>Sababaha keenay in la hakiyo bixinta Baasaboorka Soomaaliya ayaa Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha waxaa ay ku sheegtay sababo la xiriira Howlo farsamo iyo hormarin ah oo ku socota.<\/p>\n<div class=\"8d29a5b4a09270855257ae871fb3e4c7\" data-index=\"5\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Federaalka ah ee Soomalaiya gaar ahaan hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ayaa waxaa ay ku dhawaqdey in si KMG ah loo hakiyey bixinta Baasaboorka Soomaaliya. Qoraal kooban oo kasoo baxey Hay\u2019adda ayaa waxaa lagu sheegay in bixinta baasaboorka la hakiyey laga bilaabo 27 Bisnaa ilaa 2 Bisha soo socota ee Febaraayo. Sababaha keenay in la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":17,"featured_media":54674,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-54673","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/yssauasj.png?fit=638%2C371&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-edP","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54673","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/17"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=54673"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54673\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54675,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54673\/revisions\/54675"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/54674"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=54673"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=54673"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=54673"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}