{"id":54651,"date":"2020-01-25T09:46:39","date_gmt":"2020-01-25T09:46:39","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=54651"},"modified":"2020-01-25T09:46:39","modified_gmt":"2020-01-25T09:46:39","slug":"deg-degnin-hubeysan-oo-toogtay-lix-ruux-oo-qoyskiisa-ka-mid-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/01\/25\/deg-degnin-hubeysan-oo-toogtay-lix-ruux-oo-qoyskiisa-ka-mid-ah\/","title":{"rendered":"Deg Deg:Nin hubeysan Oo toogtay Lix ruux Oo Qoyskiisa ka mid ah&#8221;"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Ciidanka Booliska magaalada Rot am See oo ku taalla koonfur-galbeed Jarmalka ayaa xaqiijiyay nin hubeysan in uu toogtay Lix ruux oo ka mid ah Qoyskiisa.<\/p>\n<p class=\"story-body__introduction\">Dadka uu toogtay ninkaan ayaa waxaa ka mid ah labadiisa waalid Booliska ayaa sheegay ninkaan ugu dambeyntii uu ku wargaliyay Booliska.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_2_9f1 td_block_template_4 \"><\/div>\n<p>Da\u2019da Ninkaan dhibka geystay ayaa lagu sheegay 26 jir\u00a0 Ninkan ayaa haystay qori sharciyeysan waxaana uu isku dhiibay Ciidanka Booliska.<\/p>\n<p>Waxaana meeydadka oo ka koobnaa 3 rag ah iyo 3 dumar ah laga helay gudaha maqaaxida waxayna da\u2019doodu u dhaxeeysay 36 ilaa 69 sano jir, sida ay sheegeen booliska gobolka Baden-W\u00fcrttemberg.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale weerarkaasi ku dhaawacmay laba qof oo kale oo isla qoyska ka tirsan kuwaasi oo uu mid ka mid ah dhaawciisu halis yahay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidanka Booliska magaalada Rot am See oo ku taalla koonfur-galbeed Jarmalka ayaa xaqiijiyay nin hubeysan in uu toogtay Lix ruux oo ka mid ah Qoyskiisa. Dadka uu toogtay ninkaan ayaa waxaa ka mid ah labadiisa waalid Booliska ayaa sheegay ninkaan ugu dambeyntii uu ku wargaliyay Booliska. Da\u2019da Ninkaan dhibka geystay ayaa lagu sheegay 26 jir\u00a0 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":17,"featured_media":54652,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-54651","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/saxc.png?fit=650%2C358&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-edt","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54651","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/17"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=54651"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54651\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54654,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54651\/revisions\/54654"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/54652"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=54651"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=54651"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=54651"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}