{"id":54611,"date":"2020-01-24T07:14:38","date_gmt":"2020-01-24T07:14:38","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=54611"},"modified":"2020-01-24T07:14:38","modified_gmt":"2020-01-24T07:14:38","slug":"netanyahu-oo-caalamka-ugu-baaqay-in-loo-midoobo-iiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/01\/24\/netanyahu-oo-caalamka-ugu-baaqay-in-loo-midoobo-iiraan\/","title":{"rendered":"Netanyahu oo Caalamka ugu baaqay in loo midoobo Iiraan"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Israa\u2019iil, Benjamin Netanyahu, ayaa waxa uu wacad ku maray in \u201caanay jiri doonin xasuuq kale oo Yuhuudda loo gaysto\u201d mar uu ka hadlayay xaflad ka dhacday magaalada Qudus oo lagu xusayay 75 sano guuradii ka soo wareegatay xorraynta xeradii dhimashada ee Auschwitz.<\/p>\n<\/div>\n<p>Benjamin Netanyahu ayaa sidoo kale waxa uu beesha caalamka ugu baaqay \u201cinay ku soo biiraan dedaalka muhiimka ah ee loogaga hortagayo Iiraan\u201d.<\/p>\n<div class=\"8d29a5b4a09270855257ae871fb3e4c7\" data-index=\"3\"><\/div>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_2_ffa td_block_template_4 \"><\/div>\n<p>\u201cWeli maynaan arag go\u2019aan midaysan oo cad oo ka dhan ah inta badan maamullada dunidan ka jira ee neceb Yuhuudda,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Tobonnaan hogaamiyayaasha caalamka ah ayaa waxa ay ka qeybgaleen xafladdan ka dhacday xarunta xasuusta xasuuqii dhacay 75 sanadood ka hor ee Yad Vashem<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Israa\u2019iil, Benjamin Netanyahu, ayaa waxa uu wacad ku maray in \u201caanay jiri doonin xasuuq kale oo Yuhuudda loo gaysto\u201d mar uu ka hadlayay xaflad ka dhacday magaalada Qudus oo lagu xusayay 75 sano guuradii ka soo wareegatay xorraynta xeradii dhimashada ee Auschwitz. Benjamin Netanyahu ayaa sidoo kale waxa uu beesha caalamka ugu baaqay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":17,"featured_media":54612,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-54611","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/w7wshj.png?fit=458%2C256&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-ecP","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54611","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/17"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=54611"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54611\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54613,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54611\/revisions\/54613"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/54612"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=54611"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=54611"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=54611"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}