{"id":54576,"date":"2020-01-22T17:23:37","date_gmt":"2020-01-22T17:23:37","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=54576"},"modified":"2020-01-22T17:23:37","modified_gmt":"2020-01-22T17:23:37","slug":"maareeyaha-wakaalda-biyaha-hargeysa-oo-soo-bandhigay-khasaaraha-dowladda-hoose-ay-gaadhsiisay-beebabkii-biyaha-ee-caasimada-oo-la-burburiyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/01\/22\/maareeyaha-wakaalda-biyaha-hargeysa-oo-soo-bandhigay-khasaaraha-dowladda-hoose-ay-gaadhsiisay-beebabkii-biyaha-ee-caasimada-oo-la-burburiyey\/","title":{"rendered":"Maareeyaha Wakaalda Biyaha Hargeysa oo Soo Bandhigay Khasaaraha Dowladda Hoose ay Gaadhsiisay Beebabkii Biyaha ee Caasimada oo La Burburiyey"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (AN):-Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa Maxamed Daarood&#8217; ayaa Luuqad adag kula hadlay Maayar Soltelko iyo Dowlada Hoose oo Burburiyey khasaarena gaadhsiiyey Beebabkii Biyaha u Qaybinaayey C. Hargeysa<\/p>\n<p>Maareeye Maxamed Daarood&#8217; ayaa shir Jaraa&#8217;id uu Saaka qabtay Ku soo bandhigay Khasaare Xoogan oo maamulka Dowladda hoose ee Hargeysa ay gaadhsiiyeen Beebabkii Biyaha ee Caasimadda Hargeysa u qaybin jiray waxaanu Maayarka Hargeysa C\/raxmaan Soltelko iyo maamulkiisa Dowlada hoose uu ku. Eedeeyey inay Ku kaceen masuuliyad daro sabab u noqotay Khasaaraha Biyihii Bulshada reer Hargeysa Cabi jireen inay<\/p>\n<p>khasaaroobaa\u00f1 arintaasina ay tahay nasiib daro aan loo baahnayn oo Dowladda hoose ay ka masuul tahay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargeysa Office<\/p>\n<p>Cabdiwali Cali<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (AN):-Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa Maxamed Daarood&#8217; ayaa Luuqad adag kula hadlay Maayar Soltelko iyo Dowlada Hoose oo Burburiyey khasaarena gaadhsiiyey Beebabkii Biyaha u Qaybinaayey C. Hargeysa Maareeye Maxamed Daarood&#8217; ayaa shir Jaraa&#8217;id uu Saaka qabtay Ku soo bandhigay Khasaare Xoogan oo maamulka Dowladda hoose ee Hargeysa ay gaadhsiiyeen Beebabkii Biyaha ee Caasimadda Hargeysa u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":54582,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-54576","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/sddefault-36.jpg?fit=640%2C480&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-ecg","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54576","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=54576"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54576\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54581,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54576\/revisions\/54581"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/54582"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=54576"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=54576"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=54576"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}