{"id":54500,"date":"2020-01-19T13:27:42","date_gmt":"2020-01-19T13:27:42","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=54500"},"modified":"2020-01-19T13:27:42","modified_gmt":"2020-01-19T13:27:42","slug":"aqoonyahan-ka-tirsanaan-jiray-xisbiga-kulmiye-oo-muqdisho-kaga-dhawaaqay-xisbi-siyaasadeed-cusub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/01\/19\/aqoonyahan-ka-tirsanaan-jiray-xisbiga-kulmiye-oo-muqdisho-kaga-dhawaaqay-xisbi-siyaasadeed-cusub\/","title":{"rendered":"Aqoonyahan Ka Tirsanaan Jiray Xisbiga KULMIYE Oo Muqdisho Kaga Dhawaaqay Xisbi Siyaasadeed Cusub"},"content":{"rendered":"<p>Prof. Cismaan Abokor Dubbe oo kamid ah aqoonyahada sida weyn looga yaqaan Somaliland iyo Somalia<br \/>\nayaa hadda magaalada Muqdisho kaga dhawaaqay xisbi siyaasadeed cusub.<br \/>\nProf Cismaan ayaa la\u2019sheegayaa in uu u tartamayo jagada Madaxweynaha Federalka Somalia ee doorashada sanadkan\u00a02020\/21.\u00a0Xisbiga cusub ee uu ku dhawaaqay ayuu u bixiyey Xisbiga Nabadda, Midnimada iyo Barwaaqada ee HILOW.\u00a0Cismaan Abokor ayaa ka soo jeeda magaalada Burco ee gobolka togdheer.\u00a0Prof. Cismaan Abokor Dubbe ayaa waxa uu ka tirsanaan jiray xisbiga tallada Somaliland haya ee KULMIYE.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Prof. Cismaan Abokor Dubbe oo kamid ah aqoonyahada sida weyn looga yaqaan Somaliland iyo Somalia ayaa hadda magaalada Muqdisho kaga dhawaaqay xisbi siyaasadeed cusub. Prof Cismaan ayaa la\u2019sheegayaa in uu u tartamayo jagada Madaxweynaha Federalka Somalia ee doorashada sanadkan\u00a02020\/21.\u00a0Xisbiga cusub ee uu ku dhawaaqay ayuu u bixiyey Xisbiga Nabadda, Midnimada iyo Barwaaqada ee HILOW.\u00a0Cismaan Abokor [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":17,"featured_media":54501,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-54500","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/yuikjk.png?fit=616%2C370&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-eb2","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54500","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/17"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=54500"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54500\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54502,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54500\/revisions\/54502"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/54501"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=54500"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=54500"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=54500"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}