{"id":54491,"date":"2020-01-19T08:47:46","date_gmt":"2020-01-19T08:47:46","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=54491"},"modified":"2020-01-19T08:47:46","modified_gmt":"2020-01-19T08:47:46","slug":"madaxwaynaha-maamulka-puntland-oo-maareeye-cusub-u-magacaabay-madaarka-boosaaso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/01\/19\/madaxwaynaha-maamulka-puntland-oo-maareeye-cusub-u-magacaabay-madaarka-boosaaso\/","title":{"rendered":"Madaxwaynaha Maamulka Puntland Oo Maareeye Cusub U Magacaabay Madaarka Boosaaso"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p><strong>Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr.13 January 16, 2020, ku magacaabay Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha ee Boosaaso.\u00a0<\/strong><strong>Madaxweynaha maamulka Puntland.\u00a0<\/strong><strong>Markuu arkay: Dastuurka Puntland Qodobkiisa 80-aad.\u00a0<\/strong><strong>Markuu arkay: Baahida loo qabo horumarinta Garoonka Diyaaradaha Boosaaso\u00a0<\/strong><strong>Markuu arkay: Aqoontiisa, kartidiisa iyo waayo-aragnimadiisa shaqo.\u00a0<\/strong><strong>Markuu tixgaliyay: Talo soo jeedinta Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Dowladda Puntland\u00a0<\/strong><strong>Wuxuu xeeriyey:<\/strong><\/p>\n<\/div>\n<div class=\"8d29a5b4a09270855257ae871fb3e4c7\" data-index=\"3\"><\/div>\n<p><strong>1. Waxaa Axmed Siciid Yuusuf loo magacaabay Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha ee Boosaaso.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay.<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr.13 January 16, 2020, ku magacaabay Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha ee Boosaaso.\u00a0Madaxweynaha maamulka Puntland.\u00a0Markuu arkay: Dastuurka Puntland Qodobkiisa 80-aad.\u00a0Markuu arkay: Baahida loo qabo horumarinta Garoonka Diyaaradaha Boosaaso\u00a0Markuu arkay: Aqoontiisa, kartidiisa iyo waayo-aragnimadiisa shaqo.\u00a0Markuu tixgaliyay: Talo soo jeedinta Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Dowladda Puntland\u00a0Wuxuu xeeriyey: [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":17,"featured_media":54492,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-54491","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/ikijkhhj.png?fit=596%2C287&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-eaT","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54491","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/17"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=54491"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54491\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54493,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54491\/revisions\/54493"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/54492"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=54491"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=54491"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=54491"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}