{"id":54488,"date":"2020-01-19T08:38:36","date_gmt":"2020-01-19T08:38:36","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=54488"},"modified":"2020-01-19T08:38:36","modified_gmt":"2020-01-19T08:38:36","slug":"janeraal-xaftar-oo-horjoogsaday-dhoofinta-saliidda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/01\/19\/janeraal-xaftar-oo-horjoogsaday-dhoofinta-saliidda\/","title":{"rendered":"Janeraal Xaftar oo Horjoogsaday Dhoofinta Saliidda\u201d"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Ciidamo uu hoggaamiyo General Khaliifa Xaftar oo ah nin mucaarad ku ah dawladda uu caalamku aqoonsan yahay ee dalka Libya ayaa horjoogsaday dhoofinta shiidaalka ee dalkaas.<\/p>\n<\/div>\n<p>Tallaabadaan ayaa kusoo aadeyso xilli lagu wado in maanta uu shir dib u heshiisiin ahi dalka Jarmalka uga furmo kooxaha ku dirirsan dalka Libya.<\/p>\n<div class=\"8d29a5b4a09270855257ae871fb3e4c7\" data-index=\"3\"><\/div>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline td_uid_2_5e23ecb655303_rand td_block_template_4 \"><\/div>\n<p>General Xafta oo qeyb ah shirkaas ayaa joojiyey shiidaalka laga dhoofiyo dekedaha uu gacanta ku hayo.<\/p>\n<p>Jeneraalka ayaa qeyb ah shirkaasi maanta lagu wado inuu furmo,kas oo looga hadli doono arrimo ku saabsan xal u helida dagaalada sokeeye ee xilligaan ka aloosan Gudaha dalka Libya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamo uu hoggaamiyo General Khaliifa Xaftar oo ah nin mucaarad ku ah dawladda uu caalamku aqoonsan yahay ee dalka Libya ayaa horjoogsaday dhoofinta shiidaalka ee dalkaas. Tallaabadaan ayaa kusoo aadeyso xilli lagu wado in maanta uu shir dib u heshiisiin ahi dalka Jarmalka uga furmo kooxaha ku dirirsan dalka Libya. General Xafta oo qeyb ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":17,"featured_media":54489,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-54488","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/OLIUJ.png?fit=686%2C371&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-eaQ","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54488","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/17"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=54488"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54488\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54490,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54488\/revisions\/54490"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/54489"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=54488"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=54488"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=54488"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}